Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. Croatia Vs Brazil…
 Croatia Vs Brazil…
Cayaaraha

Croatia Vs Brazil…

by Raad Raac December 9, 2022 9 0 Comment

AA

Xulalka Croatia iyo Brazil ayaa isaga hor iman doona kulan adag oo ka tirsan wareega 8 dhamaadka koobka adduunka ka socda dalka Qatar.

Xulka Croatia ayaa kulan soo galaya iyaga oo raadinaya in ay sii wataan ciyaarista tartanka si ay u gaadhaan final-kii 2-aad oo xidhiidh ah tartanka.

Dhinaca kale xulka Brazil oo si weyn loogu saadaalinayo koobka adduunka ayaa doonaysa in ay rumayso rajada dadka isla markaas ii wato guulaha xidhiidhka ah ee tartanka.

Kulanka: Croatia Vs Brazil

Tartanka: Koobka Adduunka

Wakhtiga: 6:00

XAQIIQOOYINKA KULANKA:

Brazil ayaan guuldaro kala kulmin xulka Croatia 4-tii kulan ee ugu dambeeyay ee ay wada ciyaareen tan ilaa markii ay guuldaro 2/0 ah kala kulmeen Croatia sanadkii 2018.

Croatia ayaa laga badiyay 4 ka mid ah 5-tii kulan ee ugu dambeeyay ee ay la ciyaartay xulalka South America marka laga reebo guushii 3/0 ahayd ee ay ka gaadhay Argentian 2018.

Tan ilaa markii ay 2/0 kaga badisay Germany final-kii 2002, Brazil ayaa laga badiyay mid kasta oo ka mid ah 5-tii kulan ee ugu dambeeyay ee ay ciyaartay wakhti dheeri ah.

Brazil ayaa isha ku haysa in ay gaadhay Semi-final-ka tartanka koobka adduunka markii 9-aad kaliya Germany oo 12 jeer gaadhay Semi-final-ka koobka adduunka ayaa ka badan.

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 16

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.