Rasomit Rasomit
  • Wararka
  • Cayaaraha
  • Caafimaadka
  • Warbixinada

Breaking News

Soomaaliya Maxay Ka Faa’iideysaa Heerka Cusub Ee La Gaadhsiiyey Hawadeeda?

Ethiopia Iyo Sudan Oo Ka Heshiiyey Murankii Biyo Xidheenka Wabiga Nile

Siyaasi Nuura Diin, Xukuumada Somaliland Waa Mid Habayac Ah Oo Huruda….

ISRAAIIL OO WEERARO DUQEYN AH KA GEESATAY QAZA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY GUDDIGA WAALIDIINTA CIIDANKA TABABARKA KU QAATAY ERETERIYA

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. Cody Gakpo Oo Lagu Amaanay In Uu Iska Diiday Man United Kana Doortay Liverpool…
 Cody Gakpo Oo Lagu Amaanay In Uu Iska Diiday Man United Kana Doortay Liverpool…
Cayaaraha

Cody Gakpo Oo Lagu Amaanay In Uu Iska Diiday Man United Kana Doortay Liverpool…

by Raad Raac January 2, 2023 12 0 Comment

AA

Tababarihii hore ee kooxda Crystal palace ee Ronaldo de Boer ayaa sheegay in uu Cody Gakpo doortay dookha saxda ah markii uu ku biiray Liverpool iskana diiday Man United.

De Boer ayaa u sheegay talkSPORT: “Marka marka uu taam yahay waa inuu u dagaalamo booskaas, Dhanka kale Gakpo waxa uu xoraysan karaa booska, waxan u malaynayaa in ay liverpool u baahantahay xiddig isaga oo kale ah”.

“Waxay ila tahay aniga in uu Cody doortay dookha saxda ah, waxa uu leeyahay awood uu ku dhalin karo goolal waliba si fudud, waxa uu leeyahay orod iyo waliba farsamo uu ku dhaafi karo daafacyada”.

“Marka aan arko isaga oo ciyaaraya waxa uu u muuqdaa wiil aad xariif u ah, wali waxa uu leeyahay tayo uu ku horumarin karo kuna noqon karo xiddig ka fiican sida uu yahay”.

Gakpo ayaa Reds uga soo biiray PSV Eindhoven waxana uu noqday saxiixii ugu horeeyay ee Reds suuqa January waxana ay ka hor qaadeen saxiixa xiddiga Man United.

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

Soomaaliya Maxay Ka Faa’iideysaa Heerka Cusub Ee

by Raad Raac January 27, 2023 51

ay u saamaxayso dowladda Soomaaliya, inay si toosa awaamiir u siin karaan diyaaradaha caalamiga

Wararka

Ethiopia Iyo Sudan Oo Ka Heshiiyey Murankii

by Raad Raac January 27, 2023 26

Hogaamiyaha militariga Sudan, ayaa sheegay in “Sudan iyo Itoobiya ay isku afgarteen dhammaan arrimaha

Wararka

Siyaasi Nuura Diin, Xukuumada Somaliland Waa Mid

by Raad Raac January 27, 2023 28

Siyaasi Nuuradiin Diini oo kamid ah aqoonyahanka Somaliland ee inta badan ka hadla xaalada

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.