Rasomit Rasomit

Breaking News

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗹𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗺𝗮𝘆 𝗚𝘂𝗱𝗱𝗶𝗴𝗮 𝗗𝗵𝗶𝘀𝗺𝗮𝗵𝗮 𝗗𝗲𝗸𝗲𝗱𝗱𝗮 𝗚𝗮𝗿𝗮𝗰𝗮d

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL WASAARAHA DALKA ITOOBIYA

  1. Home
  2. Wararka
  3. Ciidanka Illaalada Socdaalka oo Gacanka Ku Dhigay Rag Faojari Gareeyay Fiisaha Degenaanshasha Somaliland….
 Ciidanka Illaalada Socdaalka oo Gacanka Ku Dhigay Rag Faojari Gareeyay Fiisaha Degenaanshasha Somaliland….
Wararka

Ciidanka Illaalada Socdaalka oo Gacanka Ku Dhigay Rag Faojari Gareeyay Fiisaha Degenaanshasha Somaliland….

by Raad Raac December 7, 2022 7 0 Comment

AA

Ciisanka Socdaalka iyo Illaalinta xuduudaha Jamhuuriyadda Somaliland,ayaa gacanka kusoo dhigayrag foojarigareeyay fiisaha dal ku galga iyo Degenaansha Somaliland =,ka dib muddo ay ku raad joogeen.

Labada ragga foojarigareeyya ee ciidanka socdaalka iyo illaalinta xuduudaha Somaliland ay gacanka kusoo dhigeen ayaa ah rag u dhashay dalka Pkistaan.

Qooraal rasmi ah oo ka soo baxay ciidanka Socdaalka Somaliland,ayaa u dhignaa sidan. “Ciidanka socdaalka iyo ilaalada xuduuduhu ayaa dabagal ay sameeyen gacanta ku soo dhigay saddex nin oo u dhashay wadanka Pakistan oo magacayadoodu kala yihin :

  1. Naseer Ahmed Khokhar 44 jir dhalashadisu tahay Pakistani.
  2. Abrar Javed, L/24 jir, dhalashadiisu tahay Pakistani .
  3. Shabbir Hussain, L/38jir , dhalashadiisu tahay Pakistani .

 

Kuwaas oo foojar-gareeyay fiisaha deganaanshaha Jsl ( Somaliland Residence Visa ) Baadhis dheer kadib oo ay cidanka socdaalku ku sameeyeen saddex-daas eedaysane ee Pakistanida ah waxa lagu helay in ay wadanka sifo sharci darro oo dhumasho ah ku soo galeen ,kuna joogeen sido kale ay foojari gareeyeen Document qaran.

 

Cidanka socdaalka iyo ilaalada xuduuduhu kiiska saddex-daas eedaysane gal dacwadeed kooda wuxuu u gudbiyay hay’addaha garsoorka ee ku shaqadda leh ee Xeer ilaalinta iyo Maxakamadda awooda u leh.”

 

Waxaana la horgeeyya sadexda Nin ee u dhashay dalka Pakistan,ka dibna waxay Maxkamaddu ku xukuntay midkiiba saddxe sano oo xadhig ah iyo ganaax lacageed.

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 11

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗹𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗺𝗮𝘆 𝗚𝘂𝗱𝗱𝗶𝗴𝗮

by Fitaah Diinle February 1, 2023 26

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.