Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—ณ๐—ฑ๐—ถ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ธ๐—ฎ

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. CIIDANKA GALMUDUG OO SHEEGAY IN AY ALSHBAAB KA SAARI DOONAAN DEEGAANADA GALMUDUG AY KAGA SUGANYIHIIN
 CIIDANKA GALMUDUG OO SHEEGAY IN AY ALSHBAAB KA SAARI DOONAAN DEEGAANADA GALMUDUG AY KAGA SUGANYIHIIN
Wararka

CIIDANKA GALMUDUG OO SHEEGAY IN AY ALSHBAAB KA SAARI DOONAAN DEEGAANADA GALMUDUG AY KAGA SUGANYIHIIN

by Fitaah Diinle January 14, 2023 3 0 Comment

AA

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dawladย  Goboleedka Galmudug Abshir Cabdi shiiqoow oo la hadlay Warbaahinta SOMIIT ayaa ka war bixiyay dhaqaaqyaada ciidan ee ka socda degaannada Galmudug ย ee lagu doonayo in lagulaย  wareego ย gooboha ay ku sugan yihiin Alshabaabย  Galmudug.

Wasiir Abshir Cabdi shiiqoow ayaa intaasi ku daray in uu socdo Abaabul xooggan oo ka dhan ah Alshabaab , islamarkaana looga saarayo degaannada iyo degmooyinka ay uga sugan ย yihiin Galmudug,

waxana uu sheegay in ay rajeeynayaanย  in saacadaha soo socda ay la wareegi donnaan ย gacan ku heynta degmada Xarardheere oo ka Tirsan Gobolka Mudug halkaas oo ay saacadihii la soo dhaafay ย isaga bexeen Alshabaab.

Ugu dambeyntiiโ€™ Wasiirka Warfaafinta ย Galmudug ayaa ugu baaqay shacabka ku nool degaannada Galmudug in ay sii wadaan ย ka qayb qaadashada dagaalka looga soo horjeedo Alshabaab ee ka socdaa Galmudug.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 16

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.