Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. Ciidanka Bada Somaliland Oo Soo Saaray Digniin & Sababta…
 Ciidanka Bada Somaliland Oo Soo Saaray Digniin & Sababta…
Wararka

Ciidanka Bada Somaliland Oo Soo Saaray Digniin & Sababta…

by Raad Raac December 30, 2022 12 0 Comment

AA

Warbaahinta Ciidanka Ilaalada xeebaha Jsl .

Digniin.

Taliyaha Ciidanka guud ee Ciidanka Ilaalada xeebaha Jsl Admiral Axmed Hurre Xaariye waxaa uu digniin udirayaa kaluumaysta iyo cidkasta oo ka-ag dhow xeebaha dalka inay la socdaan kana taxadiraan meelaha dooxyada iyo badaha dalka iyo aagaga ay dooxyadu badda ka galaan taasi oo laga yabaa ina todobaadka soo socda maalaha ku beegan Axada , Isniinta iyo salaasada ay ka da’aan roobab xoogani dhimaca badda kuwaasi oo wata dabaylo sida ay sheegtay saadasha dhinaca badda iyo ciidanka xeebuhu kuwaasi khasaare sababi karta .

Sidaa daradeed kaluumaystada iyo dad ka shaqeeya dhinaca iyo dadka kulaalaya ama deeganka u ah xeebaha dalka inay iska jiraan maalmaha aanu kor kusoo sheegnay oo xaqiijiyeen khuburada ciidanka ilaalada xeebaha ee dhinaca saadasha hawada iyo baduhu, taasi oo laga cabsi qabo inay gacanta cadmeeda ka da’aan usbuuca soo socda dhamaan xeebaha Somaliland kuwaasi oo kasoo bilaabi doona sida ay saadashu sheegtay xeebaha dhinaca beri ee somaliland gaar ahaana xeebaha Gobolka Sanaag .

 

Warbaahinta Ciidanka Ilaalada xeebaha Jsl .

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗹𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗺𝗮𝘆 𝗚𝘂𝗱𝗱𝗶𝗴𝗮

by Fitaah Diinle February 1, 2023 65

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.