Rasomit Rasomit

Breaking News

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ถ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐——๐—ฒ๐—ธ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎd

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL WASAARAHA DALKA ITOOBIYA

CIIDAMADDA DEEGAANKA IYO KUWA XOOGA DALKA OO QABSADAY DEEGAAN HOOS YIMAADO MAGAALADDA BALADWEYNE

  1. Home
  2. Wararka
  3. CIIDAN HORLEH OO KU BIIRAY DAGAALKA KA SOCDA DEEGAANADA GALMUDUG
 CIIDAN HORLEH  OO KU BIIRAY DAGAALKA KA SOCDA DEEGAANADA GALMUDUG
Wararka

CIIDAN HORLEH OO KU BIIRAY DAGAALKA KA SOCDA DEEGAANADA GALMUDUG

by Fitaah Diinle January 14, 2023 17 0 Comment

AA

Wasiirka Amniga gudaha Galmudug Maxamed Cabdi Aadan Gaboobe oo ay wehliyaan Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug, Gudiga Difaaca Gobolka Mudug iyo Saraakiisha Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa Degaanka Saqiiro ku sagootiyay Cutubyo ka tirsan Ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo Xoogaga Degaanka oo qeybgalayay Xoreynta degmada Xarar-dheere iyo degaano hoos yimaada, kuwaas oo howlgalkoodii kowaad ba maantay la wareegay Degaannada Ceelhuur iyo degaano ku xeeran.

Wasiirka Amniga Maxamed Cabdi Aadan Gaboobe oo halkaas kula hadlay ciidamada huwanta ah ayaa ku boggaadiyay xoreynta deegaanada iyo Shacabka mudada ay dhibaataynayeen Al-Shabaab, wuxuuna kula dardaarmay inay masuuliyad ay iska saaraan dadka shacabka ah ee ku sugan degmooyinka iyo deegaannada kale ee ay tagi doonaan.

Galmudug waxaa ka goโ€™an ciribtirka Al-Shabaab, waxeyna neecaawda xornimo dhawaan gaari doontaa degmooyinka iyo deegaannada ka maqan gacanta Galmudug ayaa lagu yiri War kasoo baxay Wasaaradda Amniga Galmudug.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 20

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Wararka

CIIDAMADDA DEEGAANKA IYO KUWA XOOGA DALKA OO

by Fitaah Diinle February 1, 2023 11

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo maanta degaanka Beer-xaanno oo dhaca

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.