Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. CIIDAMADDA PUNTLAND OO GACANTA KU DHIGAY QAMRI IYO XASHIISH
 CIIDAMADDA PUNTLAND OO GACANTA KU DHIGAY QAMRI IYO XASHIISH
Wararka

CIIDAMADDA PUNTLAND OO GACANTA KU DHIGAY QAMRI IYO XASHIISH

by Fitaah Diinle January 14, 2023 4 0 Comment

AA

Ciidamada Booliska Gobolka Nugaal ee Puntland aa howlgal ay ka sameyeen Magalooyinka Garoowe iyo Burtinle ku soo Qlqabtay Xashiish, Khamri, Dadkii watay iyo Gaarigii lagu waday.

Ciidamada booliska Nugaal ayaa ku guleystay inay Koontaroolka Burtinle ku qabtaan 26 Duub oo waa wayn oo Xashiish ah kuwaasi oo lagu soo qariyay dhar dhexdooda iyagoona sidoo kale haya Qofkii waday iyo Gaarigii lagu waday waxaana socda baaritaan isagoona sharciga la horgayn doono marka la soo gaba gabeyo baritaanka.

Sido kale howlgalo ka socday habeenadan ayay ciidamada amaanka Caasimadda Putland ee Garoowe waxay ku soo qab qabteen Duubab Xashiish ah oo la diyaariyay iyo dhow cagadood oo khamri ah iyo dadkii watay waxaana socda baaritaan si sharciga loo horgeeyo.

Taliyaha qaybta booliska G.Nugaal G/sare Xussen Cali Maxamuud ayaa u mahadceliyay ciidamada booliska, Sarakiishooda iyo Bulshada sida dhow ula shaqaysay ee xogta u soo gudbiyay.

Taliyaha qaybta Nugaal G/sare Xuseen Cali ayaa sido kale xusay in dalacsiin uu u raadinayo ciidamada booliska ee juhdiga ku bixinaya sidii loo suulin lahaa Mandooriyaha isagoona sidoo kale faray ciidamada iyo saraakiisha in la sii labo jibaaro howlgallada lagu la dagaalamayo Maandooriyaha.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 16

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.