Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. CIIDAMADDA DOWLADDA OO HOWL GAL KA SAMEEYAY DEEGAANO DHACA BARIGA GALGADUUD
 CIIDAMADDA DOWLADDA OO HOWL GAL KA SAMEEYAY DEEGAANO DHACA BARIGA GALGADUUD
Wararka

CIIDAMADDA DOWLADDA OO HOWL GAL KA SAMEEYAY DEEGAANO DHACA BARIGA GALGADUUD

by Fitaah Diinle January 14, 2023 26 0 Comment

AA

Ciidamo ka tirsan xoogga dalka oo kaashanayo kuwa dadka deegaanka ayaa howl-galo lagu baacsanayo khawaarijta Alshabaab waxa ay ka sameeyeen inta udhaxeysa Magaalada Masagawaa iyo baraakta Sheekh Caamir ee Gobolka Galgaduud.

Ciidanka oo ka ruuqsaday Magaalada Masagawaa ayaa deegaanada ay tageen waxa ka mid aha Dekeda macmalka ee Ciga oo dhacda dhinac xeebta isla markaana udhaw Magaalada Ceeldheer.

Intii ay howlgalka wadeen ayay gaareen Tuulooyinka dhabaqle, Xuseen Xageey iyo Maraay Suuleey.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.