Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. CIIDAMADDA DOWLADDA GALMUDUG IYO DADKA DEEGAANKA OO LA WAREEGAY DEEGAANO CUSUB
 CIIDAMADDA DOWLADDA GALMUDUG IYO DADKA DEEGAANKA OO LA WAREEGAY DEEGAANO CUSUB
Wararka

CIIDAMADDA DOWLADDA GALMUDUG IYO DADKA DEEGAANKA OO LA WAREEGAY DEEGAANO CUSUB

by Fitaah Diinle January 13, 2023 12 0 Comment

AA

Kadib howlgallo ay sameeyeen Ciidamada xoreenta deegaanka oo horkacayeen Cullimada degmada Baxdo ee Gobolka Galgaduud ayay kula wareegeen deegaano dhaca Gobolada Mudug iyo Galgaduud ee dowlad Goboleedka Galmudug.

Taliye ku xigeenka Ciidamada xoreenta deegaanka Macalin Cabdikariim oo howlgalka hoggaaminayay ayaa sheegay inay si nabadgeliyo ah Al-Shabaab ugala wareegeen degaannada Seego, Xinlabi, Baraag Ciise, Holdooyaale ee Gobolka ย Mudug iyo Qalaanqal, Galxaagare oo Galgaduud ah.

Deegaanadaan ayaa horey waxaa ugu sugnaa Ururka, waxaana si nabad ah kula wareegay Ciidamada deegaanka, kadib kolkii isaga baxeen Al-Shabaab.

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya degaannadii lala wareegay ayaa sheegaya in howlgallo xoogan ay ka socdaan, iyada oo Saraakiisha Ciidamada ay sheegeen inay sii wadi doonaan howlgallada.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 58

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.