Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. Ciidamada dowladda oo kusii siqaya degaano katirsan gobolka Galgaduud
 Ciidamada dowladda oo kusii siqaya degaano katirsan gobolka Galgaduud
Wararka

Ciidamada dowladda oo kusii siqaya degaano katirsan gobolka Galgaduud

by Maxamed Ajiib December 27, 2022 5 0 Comment

AA

Ciidamada dowladda iyo kuwa degaanka ee hubka qaaday oo iskaashaday ayaa kusii siqaya degaano katirsan gobolka Galgaduud oo muddo todobanaan sano ah ay maamulayeen Ururka Al-Shabaab.

Saacadihii la soo dhaafay howlgallo ay siwadajir ah u sameeyeen Ciidamada huwanta ayaa waxaa ay kula wareegeen degaanka Galgcad ee gobolka Galgaduud, halkaas oo siwyen ay ugu xooganayeen Al-Shabaab.

Wararka SOMIT ay ka heleyso ayaa sheegaya in Ciidamada ay kusii siqayaan degaano kale oo katirsan gobolka Galgaduud oo ay ku sugan yihiin Al-Shabaab si ay uga saaraan.

Saraakiil katirsan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa Risaala u sheegay in ujeedkooda uu yahay sidii ay ula wareegi lahaayeen degaannada Masagawaay, Ceeldheer iyo degaannada kale ee Gobolka Galgaduud.

RADIO SOMIT

Share This:

Previous post
Next post

Maxamed Ajiib (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.