Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—ณ๐—ฑ๐—ถ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ธ๐—ฎ

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. Chelsea Vs Man City: Citizen Oo Ish Ku Haysa Rikoodh Ay Ku Dhigtay Chelsea 12 Sano Ka Hor…
 Chelsea Vs Man City: Citizen Oo Ish Ku Haysa Rikoodh Ay Ku Dhigtay Chelsea 12 Sano Ka Hor…
Cayaaraha

Chelsea Vs Man City: Citizen Oo Ish Ku Haysa Rikoodh Ay Ku Dhigtay Chelsea 12 Sano Ka Hor…

by Raad Raac January 5, 2023 18 0 Comment

AA

Kulanka ugu xiisaha badan Premier League ayaa dhexmari doona kooxaha Man City iyo Chelsea kulan ka dhacay Stamford Bridge.

Man City ayaa kulanka soo galaysa iyada oo ku qasban in ay gaadho guul ka caawisa in ay soo yarayso dhibcaha ay ka dambayso kooxda Arsenal ee hogaaminaysa premier League.

Dhinaca kale chelsea ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo doonaya in ay ku soo laabtaan wadada guulaah kadib bar-barihii ay la galeen kooxda Nottingham Forest.

Kulanka: Chelsea Vs Man City

Tartanka: Premier League

Wakhtiga: 11:00

Garoonka: Stamford Bridge

XAQIIQOOYINKA KULANKA:

Chelsea ayaa laga badiyay 2-dii kulan ee ugu dambeeyay ee ay marti galisay Man City kaliya kooxaha Blackburn iyo Arsenal ayaa ah labada kooxood ee ay chelsea 3 guuldaro oo xidhiidh ah kagala kulantay Stamford Bridge.

Man City ayaa 2 jeer ka badisay Chelsea premier League, marka kaliya ee ay 3 jeer oo xidhiidh ah ka badiyeen Blues ayaa ahayd intii u dhexaysay December 2009 iyo September 2010.

Man City ayaa badisay 7 ka mid ah 10-kii kulan ee ugu dambeeyay ee ay la ciyaareen chelsea waana in ka badan intii ay ka badiyeen 25-kii kulan ee hore.

Pep Guardiola ayaa laga badiyay kaliay 7 ka mid ah 34 kulan oo premier League ah oo uu ku ciyaaray London 3 ka mid ah guuldarooyinkaas waxa uu kala kulmay chelsea.

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 16

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.