Dalka

Xanuun Soo Wajahay Geela, Iyo Dad Hilibkiisa Cunay Oo Xaaladooda Caafimaad Laga Dayrinayo

ku Dhawaad 14 qof Oo Ku nool degaanka Caran careey oo ka tirsan Degmaada Xarshin Ee Dawlada Degaanka Somalida Itoobiya ayay Xaaladoodu Caafimaad ay...

Waalidiin Carruurtooda laga geeyay Ereteriya oo maalinkii labaad banaanbax dhigay

Waalidiintan oo isugu jira rag iyo Dumar ayaa waxaa Maanta  mar kale ay banaanbax ka dhigeen Isgoyska km4 ee Magaalada muqdisho, iyaga oo dalbadanayay...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka qeyb galay kulan lagu taageerayay hogaamintiisa ee hanaanka doorashooyinka iyo xasilinta Caasimadda

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay munaasabad ay bulshada Degmada Dayniile ku soo dhaweynayeen, kuna taageerayeen hoggaaminta...

Aqlabiyada Golaha Cusub Ee Deegaanka Berbera Oo Isku Raacay Inay maayar Cusub Doortaan Ina Cidina Ridaan

Aqlabiyada Golaha Cusub Ee Deegaanka Berbera Oo Isku Raacay Inay maayar Cusub Doortaan Ina Cidina Ridaan  Aqlabiyadda Xildhibaannada Golaha Deegaanka ee Berbera, ayaa taageero u...

Waalidiin Carruurtooda laga geeyay Ereteriya oo Banaanbax ka dhigay Muqdisho

Waaldiintan oo isugu jira rag iyo Dumar ayaa waxaa Maanta ay banaanbax ka dhigeen Isgoyska km4 ee Magaalada muqdisho, iyaga oo dalbadanayay in Carruurtooda...

Heshiis hordhac ah oo la kala dhex-dhigay maleeshiyaad dagaalamay

Kadib kulamo maalmihii la soo dhaafay ka socday degmada Baxdo Gaabo ee gobolka Mudug ayaa waxaa lagu guuleystay in heshiis hordhac ah la kala...

Wiilal Dhalinyaro ah oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

Dilalka Wiilalka Dhalinyarada ah ayaa waxaa uu siyaabo kala duwan  uga dhacay degmooyinka Hodan iyo Deeyniile ee Gobolkan Banaadir, iyada oo dadkii ka dambeeyay...

Soomaaliya & Sacuudiga oo ka wada hadlay furista Safaarada Sacuudiga ee Muqdisho

Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ee Soomaaliya Danjire Maxamed Cali-Nuur Xaaji, ayaa ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda, wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha...

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Magacaabay Guddi Sare Oo U Qaabilsan Doorashada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa habeenkii xalay aheyd magacaabay Guddi Sare ee Farsamo oo ka taageeraya arrimaha doorashooyinka...

Shirkii labaad ee Madasha muuqaalka cimilada Qaranka ee (NCOF) oo qabsoomay

Shirkii labaad ee Madasha Muuqaalka Cimilada Qaranka (NCOF) ayaa la qabtay intii u dhexeysay 07-08 Juun 2021 oo ay soo qaban qaabiyeen kooxda wada...

Xisbiga Kulmiye oo si kulul uga hadlay isbahaysiga ay samaysteen Xisbiyada Mucaaradka

Xisbiga Kulmiye ee haya talada Somaliland, ayaa sheegay in labada xisbi ee mucaaradka ah ee UCID iyo Waddani ay baal mareen hannaanka loogu tartamo...

Dad ku dhaawacmay duqeyntii Ciidanka Kenya ka geysteen Gedo oo la keenay Muqdisho

Waxaa Magaalada Muqdisho la soo gaarsiiyay qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay duqeyn diyaaradaha dagaalka dowladda Kenya ay dhawaan ka geysteen degaano ka tirsan...

Most Read