Home CAYAARAHA

CAYAARAHA

Barcelona Oo Dajisatay Qorshe Ay Juventus Kaga Doonayso Saxiixa Matthijs de Ligt, Ma Ahan Qorshe Ay Juventus Diidi karto.

Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay ku darto Antoine Griezmann ama Ousmane Dembele heshiiska ay ku doonayso saxiixa daafaca dhexe...

Xulal Spain & Sweden Oo Bar-Baro Isku Dhaafi Waayay

Kulan ka tirsanaa wareega Group-yada tartanka Eur 2020 xulka Spain ayaa bar-baro 0/0 ah la galay xulka Sweden kulan uu xulka Spain maamulayay ciyaarta...

Argentina Iyo Chile Oo Ku Hishiiyay Bar-bar Dhac Xilli Messi gool Cajiib Ah Dhaliyay

Argentina iyo Chile ayaa ku hishiiyay barbar dhac min hal gool ah waxa ayna wada ciyaareen kulankoodii ugu horeeyay ee wareegga koowaad ee tartanka...

RW Rooble & Madaxweynayaasha Galmudug & Hir-Shabeelle oo kulan yeeshay

Magalada Muqdisho waxaa kulan ku yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble & Madaxweynayaasha Maamulada Galmudug & Hir-Shabeelle. Kulanka oo uu ku wehlinayay Safiirka...

Madaxii hore ee Mossad oo sameeyey qirasho aan laga fileyn oo la xiriirta Iran

Madaxa sirdoonka Israel ee Mossad ee xilka ka degaya ayaa sameeyey qirashadii ugu dhoweyd oo ah in dalkiisa uu ka dambeeyey weeraro dhowaanahan lagu...

Xulka Netherlands Oo Guul Ka Gaadhay Xulka Ukriane Kadib Kulan Xiiso Lahaa.

Xulka qaranka Netherlands ama Holland kolba sida aad u taqaanid ayaa guul ka gaadhay xulka Ukraine kulan xiiso lahaa oo ka tirsanaa Group-ka C...

Maxuu Casemiro Ka Yiri Guushii Ay Ka Gaareen Venezuela Ee Coppa America ?

Kabtanka qaranka Brazil eee Casemiro ayaa ka hadlay muhiimadda ay laheyd guushii ay ka gaareen Venezuela ee Copa America Labada qaran ayaa wada ciyaaray kulankoodii...

Halkee Ayuu Marayaa Baacsigii Arsenal Ee Nabil Fakir , Maxaa Soo Kordhay?

Arsenal ayaa dalabkoodii ugu horeeyay ka geeysay saxiixa xiddiga Real Betis ee Nabil Fakir si xagaagaan u helaan Laacibkaas ayaa sanadkii 2018-da dhawaan in uu...

Boqolaal Muhaajiriin Oo Lagu Qabtay Howlgal Laga Sameeyay Xeebaha…

Hay’adda Muhaajriinta Caalamka ee IOM ayaa sheegtay inay Ciiddanka Ilaaladda Xeebaha Liibiya ay qaadeen Hawlgalo lagu soo qabtay in ka badan Kun Muhaajiriin 48-kii...

Romelu Lukaku Oo Guul Ku Hogaamiyay Xulka Belguim, Russia Ayay Garaaceen.

Xulka Belguim ayaa guul fudud ka gaadhay xulka Russia Kulan ka dhacay garoonkaKrestovsky Staduim kana Tirsanaa Group-ka B Kulan dhinac kaliya ahaa. Xulka Belguim ayaa...

Xulka Finland Oo Guul Lama Filaan Ah Ka Gaadhay Xulka Denmark.

Xulka qaranka Finland ayaa qarxiyay lama filaanka tartanka Euro 2020 iyaga oo guushoodii ugu horaysay ee taariikhdooda tartanka ka gaadhay xulka Denmark Kulan ka...

Xulka Qaranka Italy Oo Guul Ay U Qalmeen Ku Bilowday Tartanka Euro 2020, Turkey Ayay Garaaceen.

Xulka qaranka Italy ayaa guul ay u qalmeen ka gaadhay xulka Turkey kulan ka tirsanaa furitaanka tartanka Euro 2020 oo ka dhacay garoonka Sadio...

Most Read