TACSI

Waxan Tacsi u dirinaynaa…

Inna Lillahi wa inna ilayhi raji'un, Prof Maxamad cabdi Gaandi, Waxan Tacsi u dirinaynaa dhamaan xubnaha xisbiga meel kasto oo ay dunida ka...

Meydka laba Carruur ah oo uu dhalay Xildhibaan hore oo laga helay duleedka Baydhabo

Labada Carruurta ah oo uu dhalay Xildhibaan hore Sheekh Aweys Cabdullaahi oo kamid ahaan jiray Baarlamaankii Sagaalaad ayaa meydkooda waxaa saaka  laga helay duleedka...

Ciyaaryahan ka tirsanaa xulka Qaranka oo ku geeriyooday dalka Imaaraadka.

Alle ha u naxariistee Cumar C/Qaadir Baarajab oo ka mid ahaa ciyaartooydii kubada kolayga Qaranka iyo naadiga LLPP JEENYA oo waayahan xanuunsanaa ayaa ku...

Dad maanta u geeriyooday covid19.

15th March 2021: Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,249 o Laga Helay: 138o Somaliland: 48o Puntland: 36(Natiijada baaritaano la...

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Suldaan Axmed Jaamac Xirsi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay...

Waxaa hadda la magacaabay xubnihii aasi lahaa marxuum ali mahd

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya aaska Qaran ee loo sameynayo Allaha u naxariistee Madaxweynihii hore ee...

Waxaa la beeniyay geeridda islaanta ali mahdi

Warar leeysla dhax maraayay oo sheegayay geerida islaanta ali mahdi oo been noqotay. Dad badan oo wariyaal ah ayaa facebooka ku daawacay dhimashadda islaanta...

Xasan ali kheeyre oo u tacsiyo u diray ehelka general ahmed jaamac muuse.

Geeri kale oo naxdin leh, waxaa isoo gaartay geerida Allah ha u naxariistee General Axmed Jaamac Muuse, Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo...

Madaxweyne farmaajo oo ku dhawaaqay in calanka hoos loodhigo sadax maalin .

Innaa lillaahi wa innaa ileyhi Raajicuun. Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha...

Musharax Daahir Geelle “Cali Mahdi wuxuu ahaa maqaam siyaasadeed oo mug wayn”

Hoggaamiyaha xisbiga Dan Qaran Mudane Daahir Maxamuud Geelle ayaa umadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay geerida ku timid Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed. Mudane Daahir...

Taariikhda Ali mahdi madaxweynihii hore ee somalia

Taariikhda Cali Mahdi Maxamed Madaxweynahii 4-aad ee Soomaaliya oo caawa ku geeriyoodey Nairobi. Taariikhdiisa oo kooban! Madaxweynahii Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed ayaa ku geeriyoodey da’da 82...

INAA LILLAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Eebe naxariistiisa janno haka waraabiyo madaxweynahii hore ee dalka Cali Mahdi Maxamed. Waxa uu kaalin weyn ka soo qaatay samata bixinta dalkeena xilliyadii adkaa....

Most Read