Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—ณ๐—ฑ๐—ถ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ธ๐—ฎ

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. CARLO ANCELOTTI OO SHEEGAY IN REAL MADRID AYSAN KU JIRIN XAALAD WANAAGSAN
 CARLO ANCELOTTI OO SHEEGAY IN REAL MADRID AYSAN KU JIRIN XAALAD WANAAGSAN
Cayaaraha

CARLO ANCELOTTI OO SHEEGAY IN REAL MADRID AYSAN KU JIRIN XAALAD WANAAGSAN

by Fitaah Diinle January 12, 2023 30 0 Comment

AA

Tababaraha Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa hoosta ka xariiqay in kooxdiisa ku jirrin xaalad wacan inkastoo uu ku faraxsan yahay in finalka Super Cup-ka ay joogaan

Waxa ay rigoorayaal uga soo talaabsadeen Valencia ka dib ciyaar min hal gool ku dhamaatay , waxa ayna hadda sugayaan cidda caawa soo gudubto Barcelona iyo Real Betis .

โ€ Waan dhibaatoonnay , qaladaad ayaa naga dhacay qeybta labaad , balse guud ahaan waxaan qirayaa in Real ku jirrin xaalad wanaagsan waxaase qasab ah in aan saxno waxa qaldamayโ€ ayuu yiri Ancelotti

โ€ Saameynta dhaawaca ee Camavinga iyo Lucas Vรกzquezย  aad ayaan u dareennay, goolkii ay naga dhaliyeen waxaa ka muuqday qalad keli ah iyo mid wada jir ah , qadka dhexe cadaadis ma sameynโ€,

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 16

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.