GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.
BARNAAMIJKA HORUMARINTA WAX SOO SAARKA XOOLAHA OO LAGA DAAH-FURAY MAGAALADDA HARGEELLE.
Barnaamijka horumarinta wax-soo-saarka xoolaha sida; caanaha digaagga, malabka iyo tarminta xoolaha ayaa laga daahfuray magaalada Hargeelle.
Ujeedka tababarka barnaamijka dhaqo oo dheefso oo ka faa’iidayso wax-soo-saarka xoolaha iyo nidaamka dhaqashada casriga ah ee xoolaha ayaa la siiyay hoggaaminta gobollada Liibaan, Af-dheer iyo Daawo, waxaana loosii dhaadhicin doonaa barnaamijkan illaa heer tuulo-hoosaad.
Gabo’gabadii waxaa faahfaahin dheeraada naga siiyay agaasinka waaxda horumarinta wax-soo-saarka xoolaha ee Xafiska Horumarinta Xoolaha DDS Mudane Cabdi Xasan Suufi.