Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—ณ๐—ฑ๐—ถ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ธ๐—ฎ

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. BARCELONA OO U GUDUBTAY WAREEGA 8 DHAMAADKA COPE DE LERYGA
 BARCELONA OO U GUDUBTAY WAREEGA 8 DHAMAADKA COPE DE LERYGA
Cayaaraha

BARCELONA OO U GUDUBTAY WAREEGA 8 DHAMAADKA COPE DE LERYGA

by Fitaah Diinle January 20, 2023 90 0 Comment

AA

Barcelona ayaa iska xadaarisay wareegga 8-da ee Copa Del Rey ka dib guul ay u qalmeen oo ay ka gaareen AD Ceuta

Nasiinada waxaa lagu aaday hal gool ay dhaliyeen Barca kaasi oo uu saxiixay Rafinha , waxa ayna qeybtaas hore aheyd mid aan laheyn fursado badan maadaama kooxda AD Ceuta daafac ahaan isku xernaayeen

Inkastoo Barcelona qeybtaas hore wacnaayen hadana waxaa ka maqneyd in fursado xaqiiq ahaa ku ku sameeyaan kooxda AD Ceuta mana jirrinย  cadaadis saxan

Gavi bandhig wacan ayauu sameynaayay meel waliba ayuu ka taagnaa garoonka , waxaana lagu nastay halkaas gool

 

Qeybta labaad Barca waa ka wacnaayeen middii hore isku dayo ayay sameynayeen gool waqti hore ayay keeneen gool waxaana saxiixay oo labeeyay Lewandowski.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 16

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.