Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—ณ๐—ฑ๐—ถ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ธ๐—ฎ

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. BARCELONA OO LA SOO SAXIIXATAY CIYAARYAHAAN U QAAB EG LIONEL MESSI
 BARCELONA OO LA SOO SAXIIXATAY CIYAARYAHAAN U QAAB EG LIONEL MESSI
Cayaaraha

BARCELONA OO LA SOO SAXIIXATAY CIYAARYAHAAN U QAAB EG LIONEL MESSI

by Fitaah Diinle January 22, 2023 551 0 Comment

AA

Lionel Messi waa xiddiga ugu fiican taariikhda Barcelona, wakhtigiisii ayaa ahaa midkii ugu guulaha badnaa isagoo koobab badan lasoo qaaday, ah gool dhaliyaha ugu sarreeya taariikhda iyo xiddigooda ugu safashada badan.

Messi ayaa Barcelona sanadkii Newellโ€™s Old Boys kaga soo biiray 2000 wuxuuna joogay 21 sano kooxdaas kahor inta uusan qaab xor ah ugu biirin Paris Saint-Germain.

Barcelona ayaa ku dhibtootay inay la qabsato nolosha Messi laโ€™aanta ah balse u muuqata ugu dambayn mid kusoo laabanaysa wadada saxda ah.

Barca ayaa suuqan January kaliya hal saxeex samaysa waana daโ€™yarka 16 sano jirka ah ee ree Argentina ee Lucas Roman oo kaga soo biiray kooxda Ferro.

Haatan madaxweynaha kooxdiisii hore ee Ferro ninka lagu magacaabo Daniel Pandolfi ayaa sheegay in Barca ay u sheegtay inay Roman ka dhex aragto wixii ay ka aragtay Lionel Messi markii uu daโ€™diisa ahaa.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 19

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.