Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. Barcelona dulaan oga imanaa dhanka iyo Arsenal…
 Barcelona dulaan oga imanaa dhanka iyo Arsenal…
Cayaaraha

Barcelona dulaan oga imanaa dhanka iyo Arsenal…

by Raad Raac January 8, 2023 12 0 Comment

AA

Arsenal ayaa ka fikireysa dalab ay ka geeyaan garabka bidix kooxda Barcelona ee Alenjandro Balde

Laacibkas 19 sano jirka ah  ayaa ku jira bandhig wacan xilli ciyaareedkaan , waxa ayna bilaabeen xariir ay la sameynayaan wakiikiisa

Wargeyska Nacional ayaa sheegaya in Arsenal ay diyaarineyso dalab gaaraya 31 milyan oo euro si ay suuqaan jiilaalka ama ugu yaraan xagaaga u helaan laacibkaas.

Arsenal ayaa haysata Tierney iyo Zinchenko   kuwaasi oo ka shaqeyn kara dambeedka bidix balse Balde fursad ayay u arkaan maadaama qandaraaskiisa uu dhacayyo 18 bil ka  dib

Laacibkaas reer Spain ayaa xilli ciyaareedkan saftay 13 kulan oo horyaalka iyo Champion-ka iyadoo sedex gool uu caawiye ka ahaa

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 16

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.