Rasomit Rasomit
  • Wararka
  • Cayaaraha
  • Caafimaadka
  • Warbixinada

Breaking News

Soomaaliya Maxay Ka Faa’iideysaa Heerka Cusub Ee La Gaadhsiiyey Hawadeeda?

Ethiopia Iyo Sudan Oo Ka Heshiiyey Murankii Biyo Xidheenka Wabiga Nile

Siyaasi Nuura Diin, Xukuumada Somaliland Waa Mid Habayac Ah Oo Huruda….

ISRAAIIL OO WEERARO DUQEYN AH KA GEESATAY QAZA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY GUDDIGA WAALIDIINTA CIIDANKA TABABARKA KU QAATAY ERETERIYA

  1. Home
  2. Wararka
  3. Barakac xoogan oo ka billowday deegaanka Garacad ee gobolka Mudug + sababta
 Barakac xoogan oo ka billowday deegaanka Garacad ee gobolka Mudug + sababta
Wararka

Barakac xoogan oo ka billowday deegaanka Garacad ee gobolka Mudug + sababta

by Maxamed Ajiib December 27, 2022 4 0 Comment

AA

Wararka laga helayo deegaanka xeebeedka Garacad ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta barakac uu ka billowday qaybo ka mid ah deegaankaasi, kadib markii ay kusoo fatahday Badda.

Biyaha ayaa gaaray inta badna guryo ay daganaayeen dad shacab ah, taas oo keentay in shacabku ay isaga barakacaan halkaasi.

Wararka ayaa sheegaya in qoysaska ay saameysay fatahaadda ay gaareen meelo kale oo ka baxsan deegaanka, si ay uga fogaadaaan waxyeello kasoo gaartay biyaha Badda.

Garacad ayaa waxaa dhawaan ay Puntland ka hirgelisay deked casri ah, taas oo uu xarigga kasoo jaray madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Share This:

Previous post
Next post

Maxamed Ajiib (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

Soomaaliya Maxay Ka Faa’iideysaa Heerka Cusub Ee

by Raad Raac January 27, 2023 49

ay u saamaxayso dowladda Soomaaliya, inay si toosa awaamiir u siin karaan diyaaradaha caalamiga

Wararka

Ethiopia Iyo Sudan Oo Ka Heshiiyey Murankii

by Raad Raac January 27, 2023 26

Hogaamiyaha militariga Sudan, ayaa sheegay in “Sudan iyo Itoobiya ay isku afgarteen dhammaan arrimaha

Wararka

Siyaasi Nuura Diin, Xukuumada Somaliland Waa Mid

by Raad Raac January 27, 2023 28

Siyaasi Nuuradiin Diini oo kamid ah aqoonyahanka Somaliland ee inta badan ka hadla xaalada

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.