Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. Bannaanbax Maanta ka dhacay laas-caanood & ujeedka oo la ogaaday
 Bannaanbax Maanta ka dhacay laas-caanood & ujeedka oo la ogaaday
Wararka

Bannaanbax Maanta ka dhacay laas-caanood & ujeedka oo la ogaaday

by Maxamed Ajiib December 27, 2022 6 0 Comment

AA

Wararka naga soo gaaraya magaalada laas-caanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa sheegaya in Maanta halkaasi uu ka dhacay dibadbax ay dhigayeen dadka Shacabka ah, kaas oo ay uga soo horjeedaan dilalka qorsheysan ee had iyojeer ka dhacay magaaladaas.

Banaanbaxa ayaa ka dambeeyay kadib markii xalay kooxo hubeysan ay bartamaha magaalada laas-caanood kudileen Cabdifitaax Cabdullaahi Cabdi (Hadraawi Sangub) oo kamid ahaa waxgaradka Gobolka Sool, xilli uu kasoo baxay masaajid uu kusoo dukaday.

Dadka bannaanbaxa dhigayay ayaa Maanta dhagxaan waaweyn ku jaray waddooyinka, iyaga oo dalbanayay in laga hortago dadka dilalka u geysanaya Haldoorka Gobolka Sool, waxaana ay ku dhaliileen Madaxda Hayโ€™adaha Amniga Somaliland ee magaalada laas-caanood inay ku fashilmeen waxka qabashada dilalka.

Wararka kale ee laga helayo Magaalada laas-Caanood ayaa sheegaya in Ciidamada Booliska ay rasaas ku kala eryeen dadkii bannaanbaxa dhigayay, iyada oo goobjoogayaal ay sheegeen inrasaasta dadka qaar ay ku dhaawacmeen.

Intii uu bannaabaxa socday ayaa waxaa uu saameyn ku yeeshay isku socodka dadka iyo Goobaha Ganacsiga wallow ay dib u furmeen, waxana bannaanbaxa Maanta siweyn looga dareemay magaalada laas-Caanood

Share This:

Previous post
Next post

Maxamed Ajiib (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 17

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 41

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.