radiosomit.com

1538 POSTS0 COMMENTS
https://radiosomit.com

Is Qabqabsi Dhanka Deegaanka Oo Ka Jira Ismaamulka Soomaali Galbeed

Deegaanka Soomaalida ee dalka Itooobiya seddexdii sano ee u dambeeyey waxaa la sheegayaa iney ka dhaceen dagaallo beeleeydyadii uggu badnaa. Hoggaanka nabad galyada ee Dowlad...

RW Rooble & Madaxweynayaasha Galmudug & Hir-Shabeelle oo kulan yeeshay

Magalada Muqdisho waxaa kulan ku yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble & Madaxweynayaasha Maamulada Galmudug & Hir-Shabeelle. Kulanka oo uu ku wehlinayay Safiirka...

Madaxii hore ee Mossad oo sameeyey qirasho aan laga fileyn oo la xiriirta Iran

Madaxa sirdoonka Israel ee Mossad ee xilka ka degaya ayaa sameeyey qirashadii ugu dhoweyd oo ah in dalkiisa uu ka dambeeyey weeraro dhowaanahan lagu...

12 Sano Kadib Yahuudda Oo Ra’iisul Wasaare Cusub Yeelatay

Naftali Bennett ayaa goordhaweyd loo dhaariyay Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Yahuudda, waxaana uu Baddalayaa Ra’iisul Wasaarihii ka horreeyay ee Beyimin Netanyahu.

Xulka Netherlands Oo Guul Ka Gaadhay Xulka Ukriane Kadib Kulan Xiiso Lahaa.

Xulka qaranka Netherlands ama Holland kolba sida aad u taqaanid ayaa guul ka gaadhay xulka Ukraine kulan xiiso lahaa oo ka tirsanaa Group-ka C...

Maxuu Casemiro Ka Yiri Guushii Ay Ka Gaareen Venezuela Ee Coppa America ?

Kabtanka qaranka Brazil eee Casemiro ayaa ka hadlay muhiimadda ay laheyd guushii ay ka gaareen Venezuela ee Copa America Labada qaran ayaa wada ciyaaray kulankoodii...

Halkee Ayuu Marayaa Baacsigii Arsenal Ee Nabil Fakir , Maxaa Soo Kordhay?

Arsenal ayaa dalabkoodii ugu horeeyay ka geeysay saxiixa xiddiga Real Betis ee Nabil Fakir si xagaagaan u helaan Laacibkaas ayaa sanadkii 2018-da dhawaan in uu...

Isbahaysiga Mucaaridka Oo Baafinaya Afar Xildhibaan Oo Ka Baxsaday Iyo Halka Ay Ku Sugan Yihiin Oo La Shaaciyey

isbahaysiga ay samaysteen xisbiyada mucaaridka ah ee Somaliland ayaa baafinaya afar xildhibaan oo ka mid ah mudanayaashii golaha deegaanka ee uga soo baxay magaalooyinka...

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada Xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa ku dilay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab, kuwaas oo halkaas...

Maraykanka oo ciidan la dagaallama Al-shabaab usoo diraya Kenya

Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa ku dhawaaqay in ciidamo gaar ah uu u dirayo Kenya si ay gacan uga geystaan dagaalka ka dhanka...

TOP AUTHORS

Most Read