radiosomit.com

1538 POSTS0 COMMENTS
https://radiosomit.com

Ciidamo lagu daadiyay wadooyinka Magalada Berbera & doorasho ka dhaceysa

Waxaa Maanta siweyn loo adkeeyay Amniga guud ee Magaalada Berbera ee Gobolka Togdheer, halkaas oo ay ka dhaceyso Maanta doorashada Guddoomiyaha Magaalada Berbera iyo...

DF Oo Golaha Amniga U Gudbisay Caddeymaha Duqeymo Kenya Ka Geysatay Dalka

Safiirka Somaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cusmaan (Abuukar Baalle) ayaa Golaha Ammaanka u gudbiyay caddeymo muujinaya duqeymo Diyaaradaha Dagaalka Kenya ay ka...

Xulka Qaranka Slovakia Oo Guul Lama Filaan Ah Ka Gaadhay Xulka Poland.

Xulka Qaranka Slovakia  ayaa guul lama filaan ah ka gaadhay xulka Poland kulan ka tirsanaa wareega Group-yada taranka Euro 2020. Kulanka ayaa ahaa mid isku...

Barcelona Oo Dajisatay Qorshe Ay Juventus Kaga Doonayso Saxiixa Matthijs de Ligt, Ma Ahan Qorshe Ay Juventus Diidi karto.

Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay ku darto Antoine Griezmann ama Ousmane Dembele heshiiska ay ku doonayso saxiixa daafaca dhexe...

Xulal Spain & Sweden Oo Bar-Baro Isku Dhaafi Waayay

Kulan ka tirsanaa wareega Group-yada tartanka Eur 2020 xulka Spain ayaa bar-baro 0/0 ah la galay xulka Sweden kulan uu xulka Spain maamulayay ciyaarta...

Argentina Iyo Chile Oo Ku Hishiiyay Bar-bar Dhac Xilli Messi gool Cajiib Ah Dhaliyay

Argentina iyo Chile ayaa ku hishiiyay barbar dhac min hal gool ah waxa ayna wada ciyaareen kulankoodii ugu horeeyay ee wareegga koowaad ee tartanka...

Kiiska isku daygii afgambi ee Jordan oo lugaha la galay Sacuudiga

Amiir Hamzah-ha Jordan ayaa doonayey inuu afgamabiyo walalakiis boqor Cabdallaha Labaad, isaga oo taageero ka helaya Sacuud Carabiya, sida lagu sheegay eedeymo maxkamadeed oo...

Dowlad Afrikaan Oo Laysinkii Kala Laabatay Telefishin Caalami Ah

Afhayeenka Dowladda Algeria iyo Wasaaradda Warfaafinta ee dalkaasi, CAMAAR BALXAYMAR waxa uu ku dhawaaqay in la kansal gareeyey Laysinkii uu Telefishinka France 24 ka...

Dowladaha Gacanka Carbeed Oo War Kasoo Saaray Duqeyntii Xuutiyiinta

Dowladaha Imaaraadka, Baxrayn iyo Barlamaanka Carbeed ayaa waxaa ay si kulul u cambaareeyeen falkii ay Kooxda Xuutiyiinta ay Diyaarad Daroon ah shalay ugu weerareen...

Kenya Oo Ka Jawaabtay Baaqii Dowladda Somalia Ee Dib U Furista Safaarada

Dowladda Kenya ayaa ka Jawaabtay Go’aankii dowladda Federaalka Soomaaliya ku dhawaaqday ay mar kale ku dooneyso inay dib ugu soo celiso xiriirka kala dhexeeyay...

TOP AUTHORS

Most Read