radiosomit.com

1538 POSTS0 COMMENTS
https://radiosomit.com

Qodobo hor dhac ah oo ka soo baxay shirka u dhexeeya Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Midowga murashixiinta

Shirkii u dhaxeeya Ra’iisul Wasaare Rooble, Midowga musharaxiinta, Qeybo kamid ah Madaxwaynayaasha Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, ayaa looga hadlay dhameystirka heshiiskii 25kii bishii ...

Maxkamadda ICJ oo ku dhawaaqday waqtiga la qabanayo dhageysiga kiiska dacwadda badda

Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ ayaa ku dhawaaqday in Dacwadda badda ee u dhaxaysay Soomaaliya iyo Kenya ay dhacayso 15 bishan aynu ku jirno...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo guddiyo u magacaabay qabanqaabada bannaanbaxyada Midowga Musharraxiinta iyo Baaritaanka Dhacdooyinkii 19-kii Febraayo 2021

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maanta la qaatay Madaxda Midowga Musharaxiinta kulan dhammeystir u ah heshiiskii 25-kii Febraayo ay...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO MARTIGALINAYA MUNAASABADDA LAGU DHAMMESTIRAYO ARRIMAHA DOORASHOOYINKA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 4ta Maarso 2021 martigelinaya munaasabad lagu dhammeystirayo dadaalkii iyo wada hadalladii laxiriiray hirgelinta doorashooyinka...

Dingiin Cusub Wasarada cafimad dowlada faxar alla somaliya…

Waxaa siibadanaya dadka lagahelayo caabuqa Korona Virus (COVID19). Dhamaan Bulshada Soomaaliyeed waxaa lagu wargelinayaa inay qaataan taxadar Dheeraad ah raacaanna talooyinka: Fadlan Xiro Af-Xirka si...

Cumar Cabdirashiid” Marxaladii ugu xumeyd ayuu hadda dalku marayaa tan iyo wixii ka danbeeyay shirkii Carta

Ra'iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Shirma'arke ayaa ku tilmaamay xaalada Soomaaliya ee xiligan tii ugu xumeyd ee dalka soo marta tan...

Raysal Wasaare Rooble oo maanta markale la kulmaya Xubnaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha

Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la filayaa in maanta markale uu kulan kula qaato magaalada Muqdisho xubnaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya. Kulankan ayaa...

Hordhac: Real Madrid vs Real Sociedad – Tartanka LaLiga Oo Si Cad U Furmay, Zidane Oo Barca Booska Kala Baxaya, Wararkii Dhaawacyada Iyo Shaxaha...

Real Madrid ayaa caawa garoonkeeda Alfredo Di Stefano waxay ku qaabbilaysaa Real Sociedad iyadoo raadinaysa guushii shanaad oo xidhiidh ah ee ay soo hoyso...

Maxaa Iska Beddelay Tartanka Kabta Dahabka Ah Ee Gool-dhalinta Horyaalka Premier League?

Tartanka kabta dahabka ah ee gool-dhalinta horyaalka Premier League ee xili ciyaareedkan, waxa uu ka duwan yahay sida uu noqday kala-sarraynta dhibcaha horyaalka oo...

Paul Scholes Oo Magacaabay Laba Xiddig Oo Dhibaato Ku Ah Manchester United

Halyeygii Manchester United ee Paul Scholes ayaa rumaysan in kooxdiisu ay dhibaatoonayso kulamada waaweyn, isla markaana ay ka liicayso khadka dhexe, waxaanu mar kale...

TOP AUTHORS

Most Read