radiosomit.com

1754 POSTS0 COMMENTS
https://radiosomit.com

Madaxweyne Farmaajo oo ugu Hambalyeeyay Shacabka Soomaaliyeed Ciidda Carafo…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan Ciidda Carafo u diray Shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka ee u dabbaal-degaya...

War Cusub Oo Ka Soo Baxay Heshiiska Is Dhaafsiga Ah Ee Ay Barcelona & Atletico Madrid Isku Dhaafsanayaan Xiddigaha Antoine Griezmann & Saul Niguez.

Kooxda Barcelona ayaa gabi ahaan ka baxday wadahaladii heshiis kordhinta ahaa ee ay kula jirtay kooxda Atletico Madrid kuna doonaysay saxiixa xiddiga khadka dhexe...

Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qorshe Lacag Lagaga Qaadayo Shacabka…

Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Qorshe Lacag Lagaga Qaadayo Shacabka Iyo Amaro La Duldhigay Cidii Aan Qaadan Warqada Badqabka Baabuurta Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Dr.Sacad Cali...

Xisbiyadda WADDANI iyo UCID oo Masuuliyiin Caydhiyay, Kuwa Cusubna Magaacabay

Labada xisbi mucaarad ee Somaliland ee WADDANI iyo UCID, ayaa waxaa ay caydhiyeen masuuliyiin ka tirsanaa labadaasi xisbi. Sidoo kale, Labada xisbi mucaarad ee WADDANI...

Liverpool Iyo Man United Oo Wadahadalo Kula Jira Wakiilka Sual Niguez Laakiin Hal Shardi Ku Heli Kara Saxiixa Xiddiga.

Kooxaha Man United iyo Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in ay wadahadalo kula jiraan wakiilka xiddiga kooxda Atletico Madrid ee Saul Niguez. Wargayska Mailonline ayaa...

Arsenal Oo Albaabka U Garaaceysa Barcelona, Xiddig Suuqa Laga Heli Karo Ayay Ka Wareysteen

Arsenal ayaa ka wareystay dhigooda Barcelona in xagaagaan la heli karo xiddigooda Serginho Dest Dest ayaa ka mid ah ciyaartooyda Barcelona ee loo badinayo in...

Ole Gunner Maxuu Ka Yiri In United U Dhaw Dahay Saxiixa Varane ?

Tababaraha United ee Ole Gunner ayaa diiday in uu ka hadlo wararka sheegaya in kooxdiisa ay dhaw yihiin saxiixa daafaca Real ee Varane Wax qarsoon...

Dhamaan waxa ay faraysaa, Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta XFS…

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war qoraal ah ka soo saartay xoolaha lagu qallo xaafadaha xilliyada lagu guda jiro waajibaadka ciidul...

Guddiga hirgalinta doorashooyinka iyo Guddiga Amniga Doorashooyinka Heer Qaran oo kulmay…

Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal iyo Guddi hoosaadka amniga ee Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal oo wada diyaar garow xooggan oo la xiriira...

Shaxda Wareerka Ah Ee Ay Man United…

Kooxda Man United ayaa u muuqata in ay ka go’antahay in ay tartanto xilli ciyaareedka dambe iyaga oo si xoogan suuqa ugu jira waliba...

TOP AUTHORS

Most Read