Madar Ciiltire

95 POSTS0 COMMENTS
http://radiosomit.com

Qaranimada Iyo Madaxbanaanida Dalka Somaliyeed Waa Maqadas

Axmed Gurey Oo Magaalada Saylac Saldhig U Aheyd Ayaa Boqortayadii Bortuqiiska U Diiday Ineey Diintoda Ku Fidiyaan Geeska Afrika Ugana Sii Gudbaan Dalkii Loo...

Dagaalka siyaasadeed ee ka dhexeeya Itoobiya iyo Masar isla-markaana Salka ku haya biyo-xidheenka Itoobiya ka dul-dhistay Webiga Niil, ayaa Maalinba weji cusub u gudbaya.

Bilihii u dambeeyay oo dhan waxa lagu guul-daraystay inay wada-hadlaan oo ay heshiis gaadhaan Dawladaha Suudaan, Itoobiya iyo Masar oo ka wada faa’idaysta Biyaha...

NOLOSHA DHABTA AH

Nolosha waaa mid adag. Hadaba Maxay tahay nolosha? Maxay ku bareysaa nolosha? in la fahmo xaqiiqda nolosha maaraynta nolosha, farxada nolosha, qorshaynta nolosha, hamiga...

MA ISTAQAANA CIDA AAD TAHAY ADIGU ?MAXAD KA TAQANAA SHAQSIYADAADA

Waxaa run ah in aad tahay qof gaar ah oo ka soocan aadanaha kale ee alle abuuray, waxaana dhab ah in aad leedahay shaqsiyad...

FARIIN JAECAYL

Keliya qalbigeyga iyo aniga ayaa dhisnay qasri uu aasaaskiisu yahay jaceyl. Waxaad tahay dab kaasoo guba dareenka caashaqa nafteyda. Waxaan ku siiyey natiijadajaceylkeyga, mana...

Afartan Sanadood Ka Dib Aas-aaskii SNM Miyaa La Helay Wixii Loo Dagaalamay?

40 sanno ka Dib Aas-aaskii SNM, Wixii Loo Dagaalamay Ma La helay, 30 Sanno Ka Dib Madax bannaanidii Lagu Dhawaaqay, Maxaa Qabsoomay, halkee'se La...

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Qaabilay Wefti Ka Socda Dalka Zambia Oo Safar Ku Jooga Somaliland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefti uu hoggaaminayo wasiirka caddaaladda ee dalka Zambia, Mr Gavin...

Saameynta walwalka uu ku yeelanayo jidhkaaga

Walwalka cudurka ama xanuunka noqda, wuxuu sababi karaa astaamahan: Xanaaq ba’anWalaac iyo walbahaarNiyad-jab iyo quluwMadax-xanuunHurdo la’aan Neerfayaasha Dhexe iyo hannaanka hoormoonnada Hannaanka dhexe ee neerfayaasha (CNS) waa...

10 qaab oo aad isaga celin karto fikirka guuxa ah ee maskaxda

10 Cancer Symptoms You Keep on Ignoring Sida aad isaga celin karto fikradaha loo garanayo Ruminating Marba haddii maskaxdaada ay u xannibanto hal fikir ama fikrado...

8 cunto oo dhibaato wayn ku ah hannaanka difaaca jidhkaaga

Cuntooyiinka sare u qaada heerka sokorta jirka ee lagu daray macaanka badan, waxay soo saaraamn borotiinno aan wanaagsanayn sida Tumour oo keeni kara kansar. Cilmi...

TOP AUTHORS

Most Read