Maareye Yare

18 POSTS0 COMMENTS
http://radiosomit.com

Horudhac: Celta Vigo vs Real Madrid… (Los Blancos oo doonaysa inay gaarto saddex guul oo xiriir ah tartammada oo dhan)

Vigo) 20 Maarso 2021. Real Madrid ayaa isha ku heysa inay gaarto saddex guul oo isku xigta tartammada oo dhan markii ay sii wadato ololaheeda...

Rivaldo oo uga digay Real Madrid inay soo ceshato Cristiano Ronaldo

Madrid) 19 Maarso 2021. Halyeeyga reer Brazil ee Rivaldo ayaa xaqiijiyay inay jirto khatar weyn oo ku saabsan dib ugu soo celinta Cristiano Ronaldo ee...

Barcelona Oo Qaaday Talaabo Ay Dooneyso In Ay Ku Soo Xero Giliso Haaland

Wargeyska Sport ee Spain ka soo baxa ayaa qoraya in Barcelona damacsan yihiin in si dhab  ugu dhaqaaqaan soo xero gilinta weeraryahanka Dortmund ee...

Real Madrid Oo 8 Maalin Gudohood La Ciyaari Doonta Liverpool & Barcelona.

Isku aadka wareega 8 dhamaadka champions League ayaa wakhti adag ku tuuray kooxda Real Madrid kuwaas oo muddo 8 maalin gudohood ah la ciyaari...

Aflaanta Iskalaaji heestii Ku Digatoo Ruux Ku Jecayl

Dun8da Kali Baan Ku ImiAnoo Damac Iyo Hanleeeee Dookhaan Kugu Soo Xushiyo Koly Dabaxaa Dhamaan Dadkuna Ma AdooQuuudhaaaa ''Ku Digatoo Ruux Ku Jecel Ku Tumatoo...

Manchester City oo garoonkeeda Etihad guul weyn kaga gaartay kooxda Southampton… +SAWIR

Manchester) 10 Maarso 2021. Manchester City ayaa garoonkeeda Etihad guul weyn kaga gaartay kooxda Southampton, kaddib markii ay kaga adkaatay 5-2, kulan qeyb ka ahaa...

Natiijooyinka Ay Barcelona Ku Soo Bixi Karto Kulanka Caawa Ee Champions League.

Kooxda Barcelona ayaa kulan la ciyaari doonta kooxda PSG kulan ka tirsan lugta 2-aad ee wareega 16-ka champions League. Barcelona ayaa guuldaro 4/1 ah kala...

Sokratis Papastathopoulos Oo Hanjabaad U Diray Kooxdiisii Hore Ee Arsenal Ka Hor Kulanka Europa League.

Xiddigii hore ee kooxda Arsenal ee Sokratis Papastathopoulos oo haatan u ciyaara kooxda Olympiacos ayaa sheegay in ay kooxdiisu garaaci doonto Arsenal kulanka Europa...

Diyaar ayaan u ahaa inaan ku biiro Manchester United, balse…” Robert Lewandowski

Munich) 22 Dis 2020. Ciyaaryahanka kabtanka u ah xulka qaranka Poland ee Robert Lewandowski ayaa dhowaan ku guuleystay laacibka ugu fiican sanadka ee FIFA, waxaana uu...

Erling Braut Haaland Oo Haatanba Iska Diiday Koox Premier League Ah, Waa Kooxdee Tollow?

Xiddiga kooxda Borussia Dortmund ee Erling Haaland ayaa lagu soo waramayaa in uu iska diiday kooxda chelsea sabab la xidhiidha in uuna u arkin...

TOP AUTHORS

Most Read