Author: Garraad Maxamad

“waxa dhinaca kale socda abaabul xoogan oo siyaasiyiinta iyo Waxgaradka deegaamadiisa kasoo jeedaa ay wadaan”   Madaxweynaha Jamhuuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa dhawaan isku dayay inuu boodhka ka jafo Waxgaradka iyo Ganacsatada kasoo jeeda Deegaamadiisa  si uu mar kale horgale uga dhigto tartanka uu maagan yahay inuu isku soo taago Kursiga Madaxtinimada Dalka, isagoo sameeyay Gudi ka kooban Beelaha HABAR AWAL kuwaasi oo ay ugu war dambaysay  habeenkii ay kulmeen. Wararka Wargeyska Foore helayo ayaa sheegaya in Madaxweyne Biixi quus ka taagan yahay xataa deegaamada uu kasoo jeedo kadib markii uu ku guuldaraystay abaabul uu isku dayay inuu mar kale taageero…

Read More

Inkasta oo aan wali la gaadhin bartamaha xilli ciyaareedka hadana Barcelona ayaa isha ku haysa suuqa kala iibsiga xagaaga iyo xoojinta kooxdeeda. Barcelona ayaa sanadihii ugu dambeeyay wayday xiddigo muhiim ah sida Messi, Suarez iyo Griezmann iyo xiddigo kale oo badan sabab la xidhiidha xaalada ay kooxdu ku jirt. Wargayska Sport ayaa sheegay in ay kooxda Barcelona diyaarinayso qorshe ay ku doonayso in ay qaab xor ah ku hesho xiddigo cajiib ah xagaaga dambe si ay ugu xoojiso kooxdeeda. Xagaagii hore Barcelona ayaa suuqa kala soo wareegtay xiddigo xor ah oo ay ka mid yihiin xiddiaha Sergio Aguero iyo Depay…

Read More

Barcelona aya ku fashilantay in natiijo wacan kala soo laabtaan Cadez waxaana lag qasbay bar bar dhac bilaa goolal ah xilli 10 ciyaartooy ay ku dhameysten Sheekada ciyaarta : Labada koox ayaa nasiinada ku aaday bar bar dhac bilaa goolal ah xilli Barca kubadda haysteen maamulkeeda Barcelona waxa ay qeybtaas ka sheegteen in ay ka maqneyd hindisa abuurista oo kubad haysasho bilaa faa`ido ah ayay ku dhameeyen qeybtii hore Barca waa ku adkeyd in fursad ku abuuraan goosha Cadez kuwaasi oo daafac ku jiray kuna tiirsanaa kubadsha rogaal celiska ah Kooxda Camp Nou ka dhisan waxaa ku adkaaa in kubadda…

Read More

Kulamadii caawa waxaa kamid ahaa kulan siweyn loo wada sugayey kaas oo ay ciyaarayeen kooxaha Westham & man utd kaasoo ka dhacaday garoonka Old Traford oo ay shaadiinta ayku ciyaaraan Kulanka ayaa dar dar ku bilowday waxaana uu ahaa mid ka tirsanaa koobka caanaha ama kii sanadihii ugu dambeeyey city ay laheyd ee Carabao Cup ka , Kooxda West ham ayaan noqon marti la jecelyahay kadib markii idin la’aan ay booqdeen shabaqa kooxda united waqti xitaa hoodi hoodi aysan dhihin United , Kulanka ayaa goolkaasi oo daqiiqadaha hore yimid xamaasada uyeelay , waxaana laba kooxood ay sameeyey fursado inkasstoo wiilasha…

Read More

Xogta guud ee kulanka Chelsea iyo Aston Villa ayaa soo bandhigay ciyaar aad u diirran oo u furneyd labada dhinac , waxa uuna tartaankaan ka tirsanaa EFL Cup-ka Chelsaa ayaa dhanka maamulka ku sareeysay balse Aston Villa waxa ay ku wacnaayee nmaamulka kubadda Chelsea waxa ay ka sheegteen dhameystir la`aan ilaa goolka ay heleen daqiiqadii 54-aad waxaana saxiixay Warner halka goolka bareejada Aston Villa uu yimid daqiiqadii 64-aad Aston Villa waxa ay ku wacneyd kubadaha rogaal celiska ah mararka qaarna waxa ay ka sheeganayeen qasaarimta fursadaha Dhamaadkii ciyaar isu dheeli tiran ayay soo bandhigeen labada koox waa ayna mudnaayen in…

Read More

Waxa si Rasmi ah loo soo saaray isku aadka wareega 4 dhamaadka tartanka Carabao cup-ka iyada oo kooxaha isugu soo hadhay tartanka ay isaga hor iman doonaan Kooxaha waaweyn ee Man City, Liverpool, Chelsea iyo Arsenal ayaa ogaaday isku aadka kooxaha ay ku aadi doonaan wareega 4-aad ee tartanka Caraboa cup-ka. Kooxda chelsea ayaa la ciyaari doonta Southampton halka ay Arsenal ku aaday kooxda Leeds United kulanka ugu xiisaha badan ayaa ah kulanka West Ham iyo Man City. Kulamada wareega 4 dhamaadka tartanka Carabaa cup-ka ayaa la ciyaari doonaa 25 bisha October ee soo socota Halkan Kaga bogo isku aadka:…

Read More

Kooxda Real Madrid ayaa guul weyn ka gaadhay kooxda Real Mallorca kulan ka dhacay Santiago Bernabue kana tirsan todobaadkii 6-aad ee horyaalka La Liga. Real Madrid ayaa u awood sheegatay kooxda Mallorca waxana ay soo bandhigtay qaab ciyaareed wareer ah iyaga oo aan kooxda Mallorca wax fursad ah siin. Daqiiqadii 3-aadba Real Madrid ayaa hogaanka u qabatay ciyaarta waxana goolka u dhaliyay xiddiga Karim Benzema kaas oo kooxdiisa u dhiibay hogaan wakhti hore ah. Real Madrid ayaa sii waday dadaalka ay ku doonayso goolal kale xilli ay Mallorca qaadaysay weeraro rogaal celis ah oo ay goolal ku doonayeen. Daqiiqadii 24-aad…

Read More

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud Cali Cagabaruur ayaa kulan la qaatay Gudoomiyaha Baarlamaanka Uganda Mudane Jacob L. Oulanyah, iyagoo ka wada hadlay xariirka labada dal gaar ahaan labada Baarlamaan iyo sidii iskaashi loo sameyn lahaa labada dhinac. Gudoomiyaha Baarlamaanka dalka Uganda ayaa xafiiska kusoo dhaweeyay safiirka Soomaaliya, isagoo sheegay in xariir wanaagsan oo labada dal u dhaxeeyo uu jiro gaar ahaan labada baarlamaan oo dowladda Uganda marar badan tababaro u sameysay baarlamaanada maamul goboleedyada dalkeena Soomaaliya. Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Jacob L. Oulanyah ayaa sheegay in Soomaaliya tagay sanadkii 2007 markaas uu Soomaaliya kasoo bixiyay tababar ku…

Read More

Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay rajeyneyso inay heshiis cusub ka saxiixato seddexda xiddig ee khadka dhexe N’Golo Kante, Jorginho iyo Mason Mount si ay kooxda ugu sii hayaan xiddigahaas. Blues ayaa muhiimada siinaysa in ay heshiis cusub ka saxiixato xiddigaha daafaca dhexe ka ciyaara ee Antonio Rudiger iyo Andreas Christensen maadama ay labadooduba xor noqon doonaan dhamaadka xilli ciyaareedkan. Inkasta oo xaalada Rudiger tahay mid aan la hubin laakiin xiddiga Christensen ayaa la sheegayaa in uu qarka u saaranyahay in uu heshiis cusub qalinka ku duugo. Heshiisyada Kante iyo Jorginho ee chelsea ayaa dhici doona muddo 2 sano ah…

Read More

Rio Ferdinand ayaa aaminsan in daafaca Chelsea Antonio Rudiger uu ahaa daafaca dhexe ee ugu fiicnaa Premier League tan iyo markii uu Thomas Tuchel yimid kooxda xilli ciyaareedkii hore. Rudiger ayaa ka mid ah kooxda cheslea ee ku bilaabatay premier League 4 guul iyo hal bar-baro isaga oo dhamaan ku bilowday kulanmada horyaalka kaliyana laga dhaliyay hal gool ilaa haatan. Inkasta oo ay chelsea haysato xiddigo badan oo daafaca ah sida Trevoh Chalobah, Cesar Azpiliqueta, Andreas Christensen, Reece James & Thiago Silva hadana Rudiger ayaa ahaa xiddiga muhiimka u ah chelsea. Ferdinand ayaa rumaysan in Rudiger iyo daafaca dambeedka dhexe…

Read More