Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. ARSENAL OO KU DHAW IN AY LA SOO SAXIIXATO CIYAARYAHAANKA QADKA WEERAR KA CIYAARO .
 ARSENAL OO KU  DHAW IN AY LA SOO SAXIIXATO CIYAARYAHAANKA QADKA WEERAR KA CIYAARO .
Cayaaraha

ARSENAL OO KU DHAW IN AY LA SOO SAXIIXATO CIYAARYAHAANKA QADKA WEERAR KA CIYAARO .

by Fitaah Diinle January 6, 2023 19 0 Comment

AA

Arsenal ayaa ku sii dhawaanaysa saxiixa weeraryahanka Atletico Madrid ee Joao Felix sida ay sheegayaan wararku.

Taasi waa sida uu qabo khabiirka suuqa kala iibsiga ee Spain Fernando Kalas.

Waxa uu aaminsan yahay in xidhiidhka xiddiga Portugal iyo tababaraha Atletico Madrid ee Diego Simeone uu bur-buray isla markaas noqday mid aan la xalin karin.

Kalas waxa uu sheegashadan ka sheegay Barnaamijka Transfer Show ee Sky Sports News.

Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay dar-dar galinayso baacsiga xiddiga kadib markii ay ku dhibaatoodeen in ay kooxda Shakhtar kala heshiiyaan qiimaha xiddiga garabka ka ciyaara ee Mykhailo Mudryk.

Gunners ayaa doonaysa in ay saxiixa Felix ku garaacdo kooxda Man United kuwaas oo doonaya saxiixa xiddiga reer Portugal si ay ugu buuxiyaan booska Ronaldo.

Laakiin Arsenal ayaa u muuqata kuwo ku dhaw in ay Atletico Madrid kala heshiiyaan saxiixa xiddiga oo ay qaab amaah ah ku helayaan inta ka dhiman xilli ciyaareedkan.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 16

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.