Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. ALI XOOR XOOR OO LA WAREEGAY WASAARADA SHAQO GILINTA SOMALILAND
 ALI XOOR XOOR OO LA WAREEGAY  WASAARADA SHAQO GILINTA SOMALILAND
Wararka

ALI XOOR XOOR OO LA WAREEGAY WASAARADA SHAQO GILINTA SOMALILAND

by Fitaah Diinle January 10, 2023 89 0 Comment

AA

Wasiirka cusub ee wasaaradda shaqo-gelinta, arrimaha bulshada iyo qoyska Somaliland Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor-xoor) ayaa xilkii kala wareegay wasiirkii hore ee wasaaraddaas Mustafe Maxamuud Cali.

 

Masuuliyiin ka tirsan wasaaradda shaqo-gelinta, arrimaha bulshada iyo qoyska, madax ka mida laamaha kala duwan ee xukuumadda, oo halkaas ka hadlay ayaa sii sagootiyay wasiirkii hore ee wasaaradda shaqo-gelinta, arrimaha bulshad iyo qoyska, soona dhaweeyay wasiirka cusub ee wasaaraddaas.

 

Wasiirkii hore ee wasaarada shaqo-gelinta, arrimaha bulshada iyo qoyska Somaliland Mustafe Maxamuud Cali ayaa ka warbixiyay qaar ka mida arrimhii u qabsoomay wasaaraddaas iyo waxyaanaha wasaaraddaas u qorshaysan inay ku taalnsato mutaqbalka dhaw iyo ka dheer-ba.

 

Wasiirka cusub ee wasaaradda shaqo-gelinta, arrimaha bulshada iyo qoyska Somaliland Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor-xoor) oo xilii wasaaraddaas si rami ah ula wareegay ayaa ballan qaaday inuu shaqada wasaaradaas ka sii wadi doono halkii uu soo gaadhsiiyay wasiirkii hore

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 58

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.