Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. AGAASIMAHA GUUD EE KUMISHINKA MAAMUL WANAAGA OO KULAN LA QAADATAY MAAYARKA DOWLADDA HOOSE EE HARGEYSA .
 AGAASIMAHA GUUD EE KUMISHINKA MAAMUL WANAAGA OO KULAN LA QAADATAY MAAYARKA DOWLADDA HOOSE  EE HARGEYSA .
Wararka

AGAASIMAHA GUUD EE KUMISHINKA MAAMUL WANAAGA OO KULAN LA QAADATAY MAAYARKA DOWLADDA HOOSE EE HARGEYSA .

by Fitaah Diinle December 22, 2022 18 0 Comment

AA

Komishanka Maamul Wanaaga JSL ayaa ku celiyay Warbixinta Qiimayntii Hanaanka Maamul Wanaag ee Komishanka Maamul Wanaagu ku sameeyay Dawladda Hoose ee Hargeysa .

Agaasimaha Guud ee Komishanka Maamul Wanaaga Marwo Farxiya Maxamed Cabdiraxman oo ay wehelinaayaan Agaasimaha Waaxda Maamul Wanaaga Md. Cabdilaahi Maxamed Bile iyo Agaasimaha Waaxda Wacyigalinta Md. Xamse Maxamed Xasan.

Ayaa kulan la qaatay Maayar ku xigeenka Dawladda Hoose ee Hargeysa Mudane Khadar Axmed Nuur oo uu weheliyo Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda Md. Khadar Yuusuf Cali, Ahna ku simaha Xoghayaha Dawladda Hoose ee Hargeisa.

Agaasimaha Guud ee komishanka Maamul Wanaaga JSL Marwo Farxiya Maxamed Cabdiraxman ay Maayar ku xigeenka la wadaagtay kuna wareejiyay natiijada qiimayn uu komishanka Maamul wanaagu ku sameeyey Hanaanka Maamul Wanaagga ee Dawladda Hoose ee Hargeysa.

Intaasi ka dib Maayar ku xigeenka Dawladda Hoose ee Hargeysa Mudane Khadar Axmed Nuur ayaa Komishanka ku bogaadiyey shaqada fiican ee ay Qaranka u hayaan, sidoo kalena Maayar ku xigeenku waxaa uu balan qaaday inay fulin doonan Natiijada, Talooyinka iyo Toosinta ku xusan Warbixintan uu Komishanka Maamul Wanaaga JSL la wadaagay, soo na dhawaynayaan in dhinaca hanaanka Maamul wanaaga wixii tobabaro iyo farsamo ah ay Dawladda Hoose ee Hargeisa ka caawiyaan Komishanka Maamul Wanaaga JSL

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 58

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.