Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. AGAASIMAHA GUUD EE CIIDANKA PMPF OO KULAN LA QAATAY SARAAKIISHA UGU SAREEYSO MIDOWGA YURUB
 AGAASIMAHA GUUD EE CIIDANKA PMPF OO KULAN LA QAATAY SARAAKIISHA UGU SAREEYSO MIDOWGA YURUB
Wararka

AGAASIMAHA GUUD EE CIIDANKA PMPF OO KULAN LA QAATAY SARAAKIISHA UGU SAREEYSO MIDOWGA YURUB

by Fitaah Diinle January 18, 2023 17 0 Comment

AA

Agaasimaha Guud ee ciidamada PMPF Mudane Cabdirabbi Cabdisamed Maxamed ayaa kulan kula qaatay badda magaalada Boosaaso mid ka mid ah Maraakiibta Dagaal ee Midawga Yurub ee ilaalada Badaha Soomaaliya saraakiisha ugu saraysa Midawga Yusub ee ilaalada Badda Soomaaliya iyo Saraakiil ka socdey EUCAP SOMALIA. Markabka ayaa lagu magacaabaa EUNAVFOR Frigate (Santa Maria).

Agaasimaha Guud ee PMPF mudane Cabdirabbi oo ay weheliyaan saraakiil Sar-sare oo ka tirsan ciidamada PMPF iyo Taliyaha Guud ee ciidamada Midawga Yurub ee ilaalada Badaha Soomaaliya Admiral Nuno Filipe Cortes Lopes oo ay weheliyaan Saraakiisha Markabka iyo saraakiil ka socdey EUCAP SOMALIA ayaa ka wadahadlay xoojinta wadashaqaynta iyo kala xog qaadasho ku aaddan falalka Amnidaro ee ka dhaca Badaha dalka, si gaar ah badda Puntland, kuwaasi oo kala ah Hubka Sharcidarada ah, Tahriibta iyo Kalluumaysiga sharcidarada ah.

xogta Amniga Badaha, tayaynta, tababarada, sare u qaadidda aqoonta iyo xirfadda ciidamada ayaa sidoo kale la isla-gartay in la iska kaashado

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.