Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. AGAASIMAHA GUUD ARIMAHA BULSHADA OO KA QEYB GALAY MASHRUUCA HORMARIN DHAQAALE EE QOOSASKA DANTA YAR
 AGAASIMAHA GUUD ARIMAHA BULSHADA OO KA QEYB GALAY MASHRUUCA HORMARIN DHAQAALE EE QOOSASKA DANTA YAR
Wararka

AGAASIMAHA GUUD ARIMAHA BULSHADA OO KA QEYB GALAY MASHRUUCA HORMARIN DHAQAALE EE QOOSASKA DANTA YAR

by Fitaah Diinle January 25, 2023 27 0 Comment

AA

Agaasimaha Guud ee Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Cabdullaahi Aadan ayaa ka qeybgalay daah-furka Mashruuca hormarin dhaqaale ee qoysaska danyarta ah oo lagu kobcinayo dakhliga iyo dhaqaalaha ganacsatada yar yar ee dadka danyarta ah leeyihiin.

Barnaamijkan waxaa lagu maalgalinayaa si gaar ah, haweenka iyo dhalinyarada leh ganacsiga yaryar ama kuwa hada ku haminaya inay abuurtaan ganacsi isla markaana aan haysan maalgalin.

Qorshaha barnaamijkan oo ay iska kaashanayaan hayโ€™adaha Qatar charity iyo Zamzam foundation ayaa laga hirgalin doona qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 65

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.