Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. AGAASIMAHA GGUUD EE WASAARADDA CIYAARAHA OO KULAN LA QAATAY MACALIMIINTA XULKA QARANKA SOMAALIYEED EE 17 JIRADA
 AGAASIMAHA GGUUD EE WASAARADDA CIYAARAHA OO KULAN LA QAATAY MACALIMIINTA XULKA QARANKA SOMAALIYEED EE 17 JIRADA
Cayaaraha

AGAASIMAHA GGUUD EE WASAARADDA CIYAARAHA OO KULAN LA QAATAY MACALIMIINTA XULKA QARANKA SOMAALIYEED EE 17 JIRADA

by Fitaah Diinle January 7, 2023 335 0 Comment

AA

Agaasimaha guud ee Wasaaradda dhalinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane Cabdiraxiim Warsame Diiriye oo uu weheliyo Agaasimaha waaxda ciyaaraha Wasaaradda Saacid Maxamed Xasan ayaa kulan la qaatay macalimiinta xulka qaranka 17 jirrada ee horyaalka bariga iyo bartamaha Afrika.

Kulanka oo ay goobjoog ahaayeen macalin Nuur Maxamed Amiin iyo macalin Jamaal Xaashi Tuure waxaa kale oo weheliyay labo macalin oo xulka qaranka ka tirsan waxaana looga hadlayay sidii loogu diyaar garoobi lahaa tartanka 17 jirrada ee qaaradda Afrika oo bisha April la qaban doono.

Macalimiinta ayaa agaasimaha guud uga war bixiyay meesha uu marayo diyaar garowga kooxda iyo tababarrada ay qaataan, waxayna muujiyeen inay rajada ay ka qabaan inay natiijo wax ku ool ah oo Shacabka Soomaaliyeed farxad gelisa kala soo noqon doonaan Aljeeriya.

Dhowaan ayay ahayd markii wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud uu booqday garoomada ay tababarka ku qaataan xulka qaranka isagoo u kuur galay diyaar garowga ay ku jiraan.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 81

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.