Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—ณ๐—ฑ๐—ถ ๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฑ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ธ๐—ฎ

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Cayaaraha
  3. AC MILAN OO CABSI XOOGAN KA QABTO REAL MADRID
 AC MILAN OO CABSI XOOGAN KA QABTO REAL MADRID
Cayaaraha

AC MILAN OO CABSI XOOGAN KA QABTO REAL MADRID

by Fitaah Diinle January 12, 2023 29 0 Comment

AA

Agaasmaha kooxda AC Milan ee Paolo Maldini ayaa ka hadlay xaaladda ugu dambeysay ee xiddigiisa Rafael Leo kaasi oo suuqa kala iibsiga aad looga doonayo .
Leo ayaa sameeynaya bandhig wacan taasi oo soo jiidatay indhaha kooxo kala duwan oo ay ugu horeeyso Real Madrid
Football Italy ayuu Leo ka yiri โ€ arinta hishiisย  kordhinta Leo weli toos isuma aynu hor fariisan marka laga yimaado wicitaan dhanka muuqaalka mooyeeโ€
โ€œWaxaan rajeynayaa in aan xal ka gaarno , labada dhinac waxa ay u muuqdaan kuwo doonaya in xal la gaaro , waxaan isku dayaynaa in aan hor mar sameynoโ€ ayuu sii raaciyay Paolo Maldini
Paolo Maldini ayaa tilmaamay in saacadaha soo socda sidoo kale hor mar wacan laga sameynayo wadahadalka Ismaรซl Bennacerโ€
Milan ayaa dadaal ugu jirta in xiddigahaas qanadaraas fog ka saxiixdaan si looga hor tago damacaย  murqo weyn kale .

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.