Rasomit Rasomit
  • Wararka
  • Cayaaraha
  • Caafimaadka
  • Warbixinada

Breaking News

Turkiga Oo U Yeedhay Danjiraha Denmark, Ka Dib Markii Denmark Lagu Gubay Kitaabka Quraanka Ah…

Somaliland Oo Shaacisay Arrin Halis Ku Ah Shacabka…

Shirkii Lasugayay Ee Beesha Dhulbahante Oo Saaka Ka Furmaya Laascaanood…

Soomaaliya Maxay Ka Faa’iideysaa Heerka Cusub Ee La Gaadhsiiyey Hawadeeda?

Ethiopia Iyo Sudan Oo Ka Heshiiyey Murankii Biyo Xidheenka Wabiga Nile

  1. Home
  2. Wararka
  3. Abwaan Weedhsame Oo Ka Hadlay Aragtiyaha Iska Soo Horjeeda Ee Qadiyada Laascaanood Laga Bixinayo…
 Abwaan Weedhsame Oo Ka Hadlay Aragtiyaha Iska Soo Horjeeda Ee Qadiyada Laascaanood Laga Bixinayo…
Wararka

Abwaan Weedhsame Oo Ka Hadlay Aragtiyaha Iska Soo Horjeeda Ee Qadiyada Laascaanood Laga Bixinayo…

by Raad Raac January 3, 2023 13 0 Comment

AA

Abwaan Weedhsame Oo Ka Hadlay Aragtiyaha Iska Soo Horjeeda Ee Qadiyada Laascaanood Laga Bixinayo 

 

Abwaan Xasan Daahir Weedhsame ayaa ka hadlay xaalada ka taagan xarunta gobolka Sool ee Laascaanood.
abwaan Weedhsame ayaa qoraal uu soo saaray ku yidhi:-
“Waa munaafaq Qofka ku odhanaya “Somaliland xaq bay u leedahay inay aayaheeda ka tashato” ee aan odhan karayn “Dadka reer Sool xaq bay u leeyihiin aayo ka tashigoodu
Midna ogow, Dawaladdu waxay shacab ku maamuli kartaa rabitaankooda. Haddii aanay ku rabin, xoog iyo cudud cidina cid kuma maamuli karto.
Anigu qaddiyada Somaliland waan aaminsanahay, balse ma qabo inay tahay wax qofka aan rabin lagu sandullayn karo oo qasab lagaga dhigi karo.

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

Turkiga Oo U Yeedhay Danjiraha Denmark, Ka

by Raad Raac January 28, 2023 0

Wasaaradda arrimaha debedda ee dalka Turkiga ayaa u yeedhan danjiraha Denmark ee dalkeeda fadhiya,

Wararka

Somaliland Oo Shaacisay Arrin Halis Ku Ah

by Raad Raac January 28, 2023 0

Wasaaradda Ganacsiga Somaliland ayaa shaacisay arrin halis ku ah shacabka Somaliland oo daawooyinka la

Wararka

Shirkii Lasugayay Ee Beesha Dhulbahante Oo Saaka

by Raad Raac January 28, 2023 6

Shirka Isimada Dhaqanka iyo guddiyo kale oo weheliya ayaa maanta ka furmaya magaalada Laascaanood

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.