Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. AADAN MADOOBE OO U TACSIYEEYAY GEERIDA KU TIMID GABADHA UU DHALAY LATALIYIHIISA AMNIGA IYO SIYAASADDA.
 AADAN MADOOBE OO U TACSIYEEYAY GEERIDA KU TIMID GABADHA UU DHALAY LATALIYIHIISA AMNIGA IYO SIYAASADDA.
Wararka

AADAN MADOOBE OO U TACSIYEEYAY GEERIDA KU TIMID GABADHA UU DHALAY LATALIYIHIISA AMNIGA IYO SIYAASADDA.

by Fitaah Diinle December 28, 2022 14 0 Comment

AA

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa La-taliyahiisa Amniga iyo Siyaasadda Mudane Maxamed Xasan Idris (Ganey) uga tacsiyeeyay geeridii ku timid Allah u naxriistee gabadhiisa Faa’isa Maxamed Xasan Idiris oo ku geeriyootay dalka Boqortooyada Netherlands.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa Alle uga baryay marxuumadda inuu Jannadiisa Firdowsa hooy uga dhigo, waxa uuna ehel iyo qaraabada Alle uga baryay inuu samir iyo iimaan ka siiyo.

DHAMMAAD

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 17

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 36

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 12

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.