Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. AADAN MADOOBE OO SHIR GUDOOMIYAY KULANKA KA DOODISTA XEER HOOSAADKA GOLAHA SHACABKA .
 AADAN MADOOBE OO SHIR GUDOOMIYAY KULANKA KA DOODISTA XEER HOOSAADKA GOLAHA SHACABKA .
Wararka

AADAN MADOOBE OO SHIR GUDOOMIYAY KULANKA KA DOODISTA XEER HOOSAADKA GOLAHA SHACABKA .

by Fitaah Diinle December 21, 2022 22 0 Comment

AA

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiisa 5-aad oo ajandihiisu ahaa dhameystirka dooda Xeer-hoosaadka Golaha Shacabka BJFS.

Xildhibaannadda Golaha Shacabka ayaa soo jeediyay in ajandaha lagu daro ka doodista amniga isla-markaana loo yeero wasiiradda Gaashandhiga iyo Amniga Gudaha si wax looga weydiiyo halka ay mareeyso dagaalka kooxda Khawaariijta. Xubno ka mid ah Guddiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga ayaa iyagana soo jeediyay in ka guddi ahaan ay ka shiraan. Dhanka kale Guddoomiye Sheekh Aadan ayaa soo jeediyay in guddiga ay soo shiraan isla-markaana go’aan mideysan uso gudbiyaan Golaha.

Dhanka kale xildhibaannadda ayaa dood adag ka yeeshay Xeer-hoosaadka Golaha Shacabka oo ay Guddiga Xeer-hoosaadka soo gudbiyeen qodobo dhowr ah kuwo wax ka bedel lagu sameeyay, iyadoo loo balamay in kulamada soo socda lagu dhameystiri doono dooda Xeer-hoosaadka Golaha Shacabka BJFS.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 58

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.