AABO DILAY GABARTIISA OO JIRTO LIX BILOOD
Dhacdo murugo leh oo ka dhacday xaafadda badbaado oo ka TIRSAN DAGMADDA dharkeenleeyย ee gobalka banaadir
Dhacdadaan ayaa ah mid aad u xanuun badan maadaama aabo somaaliyeed uu dilayย gabartiisa oo jirtayย lixย bilood waxaana cabsi xoogan ay soo wajahday qooskaan oo ka koobanย Sagaal ruux waxeeynaย hanjabaad kala kulmayaan aabahoodii dilay gabadhoodii yareed
Waxaaย goobta uu dhibka ka dhacay ka hadlay gabartaย ladilayย walaasheed oo sheegtayย in ay cabsi xoogan ka qabaan in ladiloย hooyadeed oo uu qabo gacan ku dhiiglihii dilay gabartiisa oo hadane marlabaad u hanjabaayo cidiisa
Dhacdadaan kuma cusboย gobalka banaadir sidda lawadda ogyahay sidaanย oo kale waxa ay dhacdadaan ka dhacday dagmooyinย ka tirsan gobalka banaadir.
Shacabka dagmadda dharkeenley ayaa dhacdadaan ka naxsanย waxa aynaย murugada la qeybsanayaan qoyskiiย ay dhibaatada soo gaartay