Rasomit Rasomit

Breaking News

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA MAXKAMADDA GODEY

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA JOOGTADA AH EE WASAARADDA CAAFIMAADKA

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO KULAN MUHIIM AH YEESHAY

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝘀𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗕𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗔𝗱𝗱𝘂𝘂𝗻𝗸𝗮

GUDIGA ARIMAHA GUDAHA OO KULAN KU YEESHAY VILLA HARGEYSA

  1. Home
  2. Wararka
  3. 67 Qof Oo Ku Dhintay Shil Diyaaradeed Oo Ka Dhacay Dalka Nepal…
 67 Qof Oo Ku Dhintay Shil Diyaaradeed Oo Ka Dhacay Dalka Nepal…
Wararka

67 Qof Oo Ku Dhintay Shil Diyaaradeed Oo Ka Dhacay Dalka Nepal…

by Raad Raac January 16, 2023 10 0 Comment

AA

Ugu yaraan 67 qof ayaa ku dhintay markii ay diyaaradi ku burburtay gobolka Pokhara ee dalka Nepal, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan maamulka duulista hawada, waana shilkii ugu xumaa muddo ku dhow 30 sano ah oo ka dhaca dalka yar ee ku yaalla gobolka Himalaya.

Boqolaal ka mid ah shaqaalaha gurmadka ayaa ku sugan goobta ay ku dhacday diyaaradda Yeti Airlines oo siday 72 qof, waxaana ay ka soo duushay caasimadda Kathmandu. Afhayeenka hay’adda maamulka hawada Jagannath Niroula ayaa sheegay in cimiladu ay wanaagsaneyd.

TV maxalli ah ayaa baahiyay muuqaalka shaqaalaha gurmadka degdega ah oo ku sugan qeybo ka mid ah diyaaradda burburtay. Dhulka u dhow goobta ay diyaaraddu ku burburtay ayaa gubtay.

Diyaaraddu waa ay gubanaysaa,” ayuu yiri sarkaal ka tirsan booliiska oo lagu magacaabo Ajay K.C., isagoo intaasi ku daray in shaqaalaha gurmadka ay ku adkaatay in ay gaaraan goobta ay ku dhacday oo ku taalla meel u dhexeysa laba buurood oo u dhow garoonka diyaaradaha ee magaaladan loo dalxiiska tago.

Share This:

Previous post
Next post

Raad Raac (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

KULAN MUHIIM AH OO KA DHACAY GUDAHA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 22

Waxaa magaalada Godey kulan ku yeeshay guddi ka socda Maxkamadda Guud DDS iyo garsoorayaasha

Caafimaadka

WASIIRKA WASAARADDA CAAFIMAADKA HIRSHABELLE OO GUDOOMIYAY KULANKA

by Fitaah Diinle February 5, 2023 8

Wasiirka Caafimaadka DG Hirshabeelle, Dr. Maxamed C/Raxmaan Khaliif, ayaa gudoomiyay shirka joogtada ee Wasaaradda,

Wararka

GUDIGA BEERAHA IYO REER MIYIGA XOOLAHA OO

by Fitaah Diinle February 5, 2023 21

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-Miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda ee golaha shacabka JFS ayaa maanta

Copyright © 2022 Radio Somit. All Right Reserved.