Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. 60 NEEF OO LOOGU DEEQAY 12 QOYS OO KU NOOL DAGMADDA DHAGAXBUUR.
 60 NEEF OO LOOGU DEEQAY 12 QOYS OO KU NOOL DAGMADDA DHAGAXBUUR.
Wararka

60 NEEF OO LOOGU DEEQAY 12 QOYS OO KU NOOL DAGMADDA DHAGAXBUUR.

by Fitaah Diinle December 25, 2022 19 0 Comment

AA

60 neef oo adhi ah ayaa loogu deeqay 12 qoys oo ah bulshada ay waxyeellada abaartu saamaysay ee ku dhaqan degmada Dhagaxbuur.

Mashruuca laqabsiga isbaddelka cimilada ee Xafiiska Ilaalinta Deegaanka iyo Maamulka Dhulka Miyiga DDS ayaa ugu deeqay 60 neef oo adhiya bulshada xoolo-dhaqato-beeraleyda ah ee ku dhaqan labada tuulo ee uu ka hawlgalo mashruucani oo kala ah Boodhley iyo Sasabane.

Caawimaadda ayaa mashruucu uga gol leeyahay inay bulshadu kaga soo kabato waxyeellada ay abaartu u gaysatay noloshooda.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 22

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 46

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.