Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. 60 MILYAN OO BIR OO KU BAXDAY BIYO GILINTA DAGMADDA IIMAY BARI
 60 MILYAN OO BIR OO KU BAXDAY BIYO GILINTA DAGMADDA IIMAY BARI
Wararka

60 MILYAN OO BIR OO KU BAXDAY BIYO GILINTA DAGMADDA IIMAY BARI

by Fitaah Diinle January 8, 2023 161 0 Comment

AA

Biyo-gelinta degmada Iimay-bari oo ay ku baxday lacag ka badan 60 milyan oo birr ayna ka faa’iidaysanayaan dad ka badan 25,000 oo qof ayaa xadhiga laga jaray.

Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa xadhiga ka jaray biyo-gelinta degmada Iimay-bari oo lagasoo jiiday Wabiga Shabeelle. Shacabka magaalada ayaana soo dhaweeyay biyo-gelintan ay xukuumaddu usamaysay oo ay kaga raysan doonaan baahidii biyo-la’aaneed.

Mashruuca biyogalinta magaalada Imey Bari iyo 2 xarumood oo kala ah Booranka iyo Habisa ayaa waxa uu ka koobanyahay: Goobaha biyaha lagu nadiifiyo, haanta biyaha lagu keydiyo oo cusub oo ah 250m3, dhismaha10 goobood oo biyaha laga dhaansado, dayactirka 11 goobood oo horey usiijirtey, dayactirka goobaha biyaha lagu keydiyo oo horey usii jiray.

 

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 58

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.