Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. 29 MAXAABIIS OO LAGU SOO QABTAY RABSHADIHII KA DHACAY LAASCANOOD OO LAGA SIIDAAYAY XABSIGA MANDHEERA
 29 MAXAABIIS OO LAGU SOO QABTAY RABSHADIHII KA DHACAY LAASCANOOD OO LAGA SIIDAAYAY XABSIGA MANDHEERA
Wararka

29 MAXAABIIS OO LAGU SOO QABTAY RABSHADIHII KA DHACAY LAASCANOOD OO LAGA SIIDAAYAY XABSIGA MANDHEERA

by Fitaah Diinle January 6, 2023 15 0 Comment

AA

Waxaa hadda laga siidaayay xabsiga mandheera 29 MAXAABIIS oo lagu soo qabtay rabshadihii ka dhacay laascanood.

Maamulka Somaliland ayaa sheegay in eey u siidaayeen dhalinyaradaan oo eey u siiyeenย  xornimadooda in ay wadda hadleen odiyaal dhaqameedka reer LAASCAANOOD oo ku sugan gudaha Hargeysa.

Soo bandhigida maxaa biistaan ayaa ku soo aadeeyso xili LAASCAANOOD laga saaray maamulka Somaliland oo hadda ku sugan banaanka magaaladda LAASCAANOOD.

Waa markii ugu horeeysay oo aay dadka deegaanka si xooga ah kaga saaraan MAAMULKA Somaliland gudaha LAASCAANOOD.

Shacabka reer LAASCAANOOD wali Kama hadlin dhalinyaradaan laga siidaayay xabsiga mandheera.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 58

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.