Rasomit Rasomit

Breaking News

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GOLAHA WASIIRADA KOONFUR GALBEED.

BULSHADA KU DHAQAN MAGAALADDA BALADWEYNE WAXAAN KU WARGILINEEYNAA IN AY ISKA ILAALIYAAN ISTICMAALKA CABITAANKA ISQASKA LOO YAQAANO

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA JIIDDA-HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

WASIIRKA MAALIYADDA SOMALILAND OO MAANTA FURAY KULAN HAWLEEDKII 2022

XARUN CAAFIMAAD OO CUSUB OO LAGA FURAY MAGAALADDA QARDHO

  1. Home
  2. Wararka
  3. 21 KA TIRSAN ALSHABAAB OO LAGU DILAY DEEGAANKA XAWAADLEEY
 21 KA TIRSAN ALSHABAAB OO LAGU DILAY DEEGAANKA XAWAADLEEY
Wararka

21 KA TIRSAN ALSHABAAB OO LAGU DILAY DEEGAANKA XAWAADLEEY

by Fitaah Diinle January 17, 2023 18 0 Comment

AA

21 katirsan Khawaarijta Alshabaab ayaa lagu dilay deegaanka dagaal saaka ka dhacay deegaanka Xawaadleey ee gobalka Shabeellaha dhexe.

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa jabiyay maleeshiyaadka kooxda Khawaarijta ee soo weeraray Saldhigga ciidamada ee deegaanka Xawaadleey waxaana halkaas ciidamada kaga shahiiday 5 Askari oo uu ku jiro sarkaal ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka sida uu Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA u xaqiijiyay Taliyaha CXD Gen Odawaa Yuusuf Raage.

Ciidamada ayaa wali sii baacsanaya firxadka Khawaarijta Alshabaab ee saakay soo weeraray deegaanka Xawaadleey.

Ciidamada ayaa 24 saacadood ee la soo dhaafay Khawaarijta ka xorreeyay Saddex degmo oo istiraatiiji ah iyagoo aan wax iska caabin ah kala kulmin maleeshiyaadka Khawaarijta Al-shabaab.

Khawaariijta ayaa looga bartay marka ay wajahaan xaaladdaha adag ee dagaalka in ay sameeyaan weeraro naflacaari ah kuwaas oo qaarkood loo adeegsado naftood haligayaal la soo qalday.

Share This:

Previous post
Next post

Fitaah Diinle (Website)

editor

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

RELATED Stories for you
Wararka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA

by Fitaah Diinle February 1, 2023 24

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo

Wararka

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—น๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—บ๐—ฎ๐˜† ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ

by Fitaah Diinle February 1, 2023 69

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay

Wararka

MADAXWEYNAHA SOMALIA OO MUQDISHO KU SOODHAWEEYAY RE’IISUL

by Fitaah Diinle February 1, 2023 13

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku

Copyright ยฉ 2022 Radio Somit. All Right Reserved.