Demo

Arsenal iyo xulka qaranka England ayaa war u muhiim ah ka helay xaalada dhaawaca garabka weerar ee Bukayo Saka oo wax ku noqday kulankii Axadii ee Nottingham Forest.

Saka ayaa dhaawac uga baxay daqiiqadii 27-aad kulankaas, aragtida Saka oo dhutinaya ayaa naxdin ku noqotay tababarayaashiisa Mikel Arteta iyo Bukayo Saka xilli Koobkii Aduunku fooda inagu soo hayo.

Sida uu sheegayo wargeyska The Sun, shaqaalaha caafimaadka Arsenal ayaa ku rajo weyn inuusan dhaawaca Bukayo ahayn mid halis ah isla markaana uu diyaar u noqon doono isla kulanka Chelsea ee toddobaadka dambeba…