Barcelona oo codsi oga yimid Chelea

Kooxda chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay Barcelona u soo bandhigayso lacag iyo waliba xiddiga Marcos Alonso si ay uga helaan xiddiga khadka dhexe ee Frenkie de Jong suuqa xagaagan.

Alonso ayay hal sano uga dhimantahay heshiiskiisa kooxda chelsea waxanaa lala xidhiidhinayaa kooxda Barcelona suuqa kala iibsiga xagaagan.

Chelsea ayaa haatanba la soo saxiixatay badalkiisa kadib markii ay jimcihii dhamaystirtay saxiixa Marc Cucurella kaas oo ay kala soo wareegtay Brighton.

Blues ayaa haatan dareenkeeda u jeedinaysa saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Frenkie de Jong kaas oo dhankiisa lala xidhiidhinayo in uu isaga tagayo kooxda.

Sida laga soo xigtay wargayska Sport, Chelsea ayaa isku diyaarinaysa in ay Barcelona u soo bandhigto lacag dhan 60 milyan oo euro iyo waliba xiddiga Marcos Alonso si ay u helaan saxiixa Frenkie de Jong

Related Articles

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
3,432FollowersFollow
0SubscribersSubscribe
- Advertisement -spot_img

Latest Articles