Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum Cali Muuse…

Agaasimaha Radio somit ayaa uga tacsiyeeyey ehellada, bahda saxaafadda iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, geerida ku timid suxufi Cali Muuse Cabdi oo ku geeriyooday dalka Talyaaniga.

Agaasime Ha Radio somit ayaa ku tilmaamay marxuumka in uu ahaa tiir ka baxay saxaafadda iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed, waxuna allah u waydiiyey naxariistiisa janno in uu ka waraabiyo, inagana samir iyo iimaan naga siiyo.

Related Articles

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
3,432FollowersFollow
0SubscribersSubscribe
- Advertisement -spot_img

Latest Articles