Dawlada Itoobiya Oo Wafdi Milateri Ah Udirtay Somaliland.

Wafti culus oo ka socda Ciidamada Federaalka Itoobiya oo Hargeysa soo gaadhay.

Hargaysa (HWN) Wafti culus oo ka socda Itoobiya oo uu hoogaminayo Hoogaanka Wardoonka Ciidamada Heer Faderaal ee dalka Itoobiya General Burhanu kabadha iyo sarakiil kale oo sare ayaa soo gaadhay Somaliland

 

Madaarka  Hargeysa waxa si heer sare ah waftigan ugu soo dhaweeyay Abaandulaha Ciidamada Qaranka Somaliland Sareeye Guuto Cabdirisaaq Siciid Bulaale, Hooganka Hawlgelinta ciidamada Qaranka Somaliland  Sareeye Guuto Cabdi Cabdilaahi Xasan  Hooganka Xidhiidhka dibada ee ciidanka Qaranka Somaliland.

 

Waftigan ayaa hawlo shaqo Somaliland u soo gaadhay waxayna la kulmi doonan Taliyaha Ciidamada Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaacil Taani.

Related Articles

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
3,432FollowersFollow
0SubscribersSubscribe
- Advertisement -spot_img

Latest Articles