Ayman al-Zawahiri oo ka tirsanaa Al-Qaacida ayaa lagu dilay weerar ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha ee dowladda Maraykanka Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa sheegay in hogaamiyaha Al-Qaacida Ayman Al-Zawahiri lagu dilay duqeyn ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee CIA ay ka fuliyeen dalka Afgaanistaan .
Al-Zawahiri ayaa la dilay Axadii, waana dharbaaxadii ugu weyneyd ee soo wajahda kooxda tan iyo markii la dilay Aasaashoodii Osama Bin Laden sanadkii 2011-kii.
“Caddaalad ayeey wadda mareen hogaamiyaashii argagixisad hadda waa dhinyeen,” ayuu Biden ku yidhi khudbad gaar ah oo ka soo baxday Aqalka Cad.