Romelu Lukaku Oo Heshiis Cusub Ka Gaadhay…!

Kooxaha Inter Milan iyo chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay heshiis cusub ka gaadheen xiddiga Romelu Lukaku kaas oo amaah ugu biiray kooxda Inter bilowgii bishan.

Inter iyo chelsea ayaa ka heshiiyay saxiixa xiddiga reer Belguim kaas oo qaab amaah a ugu biiray kooxda Inter suuqa xagaagaan.

Labada kooxood ayaa markii hore ka heshiiyay heshiis hal sano oo amaah ah laakiin haatan waxa soo baxaya warar cusub oo ku saabsan xiddiga Romelu Lukaku.

Wargayska Metro ayaa sheegaya in ay Chelsea iyo Inter Milan ka heshiiyeen in uu Romelu Lukaku laba xilli ciyaareed oo amaah ah ku qaato kooxda Inter Milan.

Halkii ay markii hore hal sano oo amaah ah kaga heshiiyeen saxiixa xiddiga reer Belguim Laakiin xiddiga ayaa haatan laba sano oo amaah ah ku qaadan doona Inter Milan.

Related Articles

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Stay Connected

0FansLike
3,433FollowersFollow
0SubscribersSubscribe
- Advertisement -spot_img

Latest Articles